Safesom Collection Store

Safesom Collection Store

Share

Soo dhawaaw Macmiil oo nagu soo biir Page ka Follow garey si aad ula socoto Alaabaha aan soo dhigno
New Arrivals ✨️ Mahadsanid.

Photos from Safesom Collection Store's post 17/03/2026
Photos from Safesom Collection Store's post 12/03/2026

Set ka Ciida waa idin kugu diyaar Safesom Collection Store
Qiimaha Set ka iswata waa 3️⃣5️⃣
H**e u soo gaar Xarunteena Howlwadaag Bakaaro ka soo horjeed ka Masjid ka Biyamalow Mall ka.
Waxaa ka heynaa Number kooban
Tell 0615203055 0613363613

07/03/2026

✨️Bishaaro Bishaaro Bishaaro✨️
SET KII CIIDA QIIMO JABAN
( Qiimo dhimistan waxey soconeysaa Mudo Kooban )
Macmiisha ku dhaqan Muqdisho iyo Nawaaxigeeda waxaa idin diyaarinay Markale Set kii Ciida Ragga oo iswata Qurux badan, Ahna Dhar tayadiisana laga taxadaray ⤵️
Set kan wuxuu ka kooban yahay
1️⃣ Shaati Dun liishe 100% Cotton
Ka fiiri qeybta hoosa Sawirada Colors Shaatiyada Set ka la socda
Sizes Available L XL 2XL
2️⃣ Macawis Update Models dambe Sanadkan
3️⃣ Kabo Sandal dagan 39 - 44
4️⃣ Perfume Udgoon
5️⃣ Tasbiix Digital fargashi
Dikriga ku haboon
📍Location Biyamalow Howlwadaag Bakaaro Mall ka
Naga la soo xariir ⤵️
Whatsapp / 📞 📲 🤙
0️⃣6️⃣1️⃣5️⃣2️⃣0️⃣3️⃣0️⃣5️⃣5️⃣
0️⃣6️⃣1️⃣3️⃣3️⃣6️⃣3️⃣6️⃣1️⃣3️⃣

04/01/2026

Sariirta Caruurta
Baby Product
Waxaa ka heleysaa Xarunteena Safesom Collection Store
📍Howlwadaag Bakaaro.
Ka soo dalbo Numberada Shaashada ku qoran.
0615203055 / 0613363613

16/12/2025

𝐉𝐮𝐦𝐥𝐨 𝐊𝐮𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚, , 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐲𝐚𝐝𝐚, 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚, 𝐖𝐚𝐱 𝐀𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐛𝐨𝐨𝐧 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚.

Safesom Collection Store

📍Location Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
0615203055 / 0613363613

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Biyamalo Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu