Zack Daacad

Zack Daacad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zack Daacad, News Personality, jungal yaqahid, Mogadishu.

Photos from Zack Daacad's post 20/05/2023

"Xaaskeyga waxaan u furay shiid ama shaqo la,aan ka jirta dalka darteed. Waxaa isbaranay gabar joogta dalka Canada iyada ayaa iga bixisay lacag meherkeeda, waxa ayna i keentay dalka Kenya halkaas ayaa ku sugooyaa inaa isku guursano.

Gabar Afrika joogta iyo aniga oo afrika maxaa isku sheegeynaa waxaan nahay labo qof oo shiid ah oo aan waxba haysanin. Fahiimo Cabdullahi shalay xaaskeyga ayay eheed maantana waa walaasheey waxa ay ii haysaa hal gabar iyadana bishii boqol doolar ayaa ku siinaa".

Sidaas waxaa yiri Yaxye Wadani oo muuqaal iska soo duubay. Yaxye wuxuu kamid yahay dhalinyarada barta Tiktok caan ka ah.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Jungal Yaqahid
Mogadishu
9597