Magan Forum
Magan is a non-partisan forum that aims to honor the persistence of Somalis & entrepreneurial success
16/07/2026
Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar.
Madasha Magan waxa ay Guddoomiyaha cusub ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed u rajaynaysaa guul iyo hoggaan miro-dhal ah oo lagu horumarinayo ganacsiga, warshadaha iyo koboca dhaqaalaha dalka.
Waxaa noo ballan ah wada-shaqayn miro-dhal ah oo lagu taageerayo horumarka iyo barwaaqada dalkeena.
Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Zobe Small Road, Rayan Building, Wadajir District
Mogadishu
Mogadishu