Rahma Isak
Writer & Coach.
18/05/2026
رمضان محمود... يابطل الأبطال....
15/05/2026
“Rule your own mind before it rules you.”
(Naftaada iyo fikirkaaga maamul, ka hor inta aysan adiga ku maamulin).
Marka adiga maamusho:
-Go,aannada kuma gaaraysid dareen kaliya.
-Bisayl Maskaxeed baad gaari.
-Carrada kuma degdegeysid.
-Cabsi badan ma qabaysid.
-waad ka fakaraysa Falka ka hor.
Iyo inkaloo badan ba..
Ugu damabayn isla socodku nolosha oo dhan ayey muhiim u tahay...
Qalinka--- Rahma Isak
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu