AL-QIMMAH ACADEMY
AL-QIMMAH ACADEMY IS OUR FAVOURITE
18/06/2026
Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee si guul leh uga soo baxay imtixaanka QARANKA.
Guushan waxay ka tarjumeysaa dadaalkiinna, dulqaadkiinna, iyo sida aad uga go’an tahay waxbarashada.
Waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo ka sii waaweyn, Insha Allah.
Sii wada dadaalka iyo horumarka aad gaartaann maanta.
Hambalyo guusha aad gaarteen, Allaha idiin barakeeyo aqoontiinna.
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
MADINAMACMACAANKA
MADINAMACMACAANKA