Dunida Extra

Dunida Extra

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida Extra, Media/News Company, Mogadishu.

Xavi: soo laabashada Messi waa adag tahay...laakin waxaan rabnaa "dheesha ugu dambeysa" sida Michael Jordan - dunidacayaaraha.com 31/03/2023

https://dunidacayaaraha.com/xavi-soo-laabashada-messi-waa-adag-tahay-laakin-waxaan-rabnaa-dheesha-ugu-dambeysa-sida-michael-jordan/

Xavi: soo laabashada Messi waa adag tahay...laakin waxaan rabnaa "dheesha ugu dambeysa" sida Michael Jordan - dunidacayaaraha.com Tababaraha kooxda Barcelona Xavi Hernandez ayaa ka hadlay suurtogalnimada soo laabashada Lionel Messi oo ah halyeyga kooxda iyo xiddiga haatan u ciyaara kooxda Paris Saint-Germain xilli uu ku jiray shirkiisa jaraa’id ee kulanka Elche ee maalinta berito ah ee horyaalka Spain. Xavi oo arintaas ka ha...

Klopp ayaa caddeeyey kulankii Manchester City& qorshaha Haaland - dunidacayaaraha.com 31/03/2023

https://dunidacayaaraha.com/klopp-ayaa-caddeeyey-kulankii-manchester-city-qorshaha-haaland/

Klopp ayaa caddeeyey kulankii Manchester City& qorshaha Haaland - dunidacayaaraha.com Tababaraha kooxda Liverpool, Jurgen Klopp, ayaa maanta oo Jimce ah la hadlay warbaahinta ka hor kulanka Manchester City, kulan madaxeedka 29-aad ee horyaalka Ingiriiska, berri oo Sabti ah. Klopp ayaa yiri: “Kulanka Manchester City waa mid aad muhiim u ah, tani waa waxa kaliya ee aan ka duwaneyn sa...

Guardiola: Fikradayda Liverpool waxba iskama beddelin, waxaana u dagaalamaynaa 3 koob - dunidacayaaraha.com 31/03/2023

https://dunidacayaaraha.com/guardiola-fikradayda-liverpool-waxba-iskama-beddelin-waxaana-u-dagaalamaynaa-3-koob/

Guardiola: Fikradayda Liverpool waxba iskama beddelin, waxaana u dagaalamaynaa 3 koob - dunidacayaaraha.com Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay dhigiisa Liverpool ka hor inta aysan maalinta beri ah isku haleelin labada kooxood ee ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Iyo garoonka “Al-Ittihad”, Manchester City waxay martigelin doontaa dhiggeeda, Liverpool, ciyaar ka tirsan waree...

Photos from Dunida Extra 's post 20/03/2023

Xidigaha Reer France ayaa isku diyaarinaya waajibaadka Xulkooda

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
2526