SomaTactics

SomaTactics

Share

Football ⚽️ Tactical analysis & match breakdowns – Ishaada koowaad ee fahamka kubadda cagta.

13/07/2026

Arsenal waxaa ka tagay Clutch player goolal muhiim ah siin jiray!

13/07/2026

🚨 Manchester United ayaa wada-hadallo meel fiican maraya (advanced talks) kula jirta kooxda Aston Villa si ay ula soo saxiixato khadka dhexe ee reer Belgium, Youri Tielemans oo 29 jir ah.

Inkastoo xidigaan kooxo kale ay doonayaan, hadana Tielemans ayaa doorbidaya inuu u dhaqaaqo Old Trafford. Wada-hadallada u dhaxeeya labada dhinac ayaa si xawli ah u socda.

Sababta keentay in United ay Tielemans u weecato ayaa ah fashilka ku yimid saxiixii xiddiga Atalanta, Ederson.

12/07/2026

🎙️ Macalinka Switzerland, Murat Yakin: “Kaar-cas ee la bixiyay ayaa wax walba dhinaca kale u rogay. Ma aqaano cidda dejisay xeerarkan, balse cid wax ka beddeli karto maleh sharciga.” 🇨🇭

12/07/2026

Argentina ayaa markale si adag uga soo gudubtay xulka qaranka Switzerland oo kuciyaaraayeen 10 qof markii laacibkooda Embolo uu ka qaatay calaamadda casaanka ah.

Ciyaar adag oo lafaha la isku dhigtay ayee ahayd ilaa Extra la isla gaaro, daqiiqadihii dambe ee Extra Time ka Alvarez ayaa dhaliyay gool aad uqurux badan kaasoo ahaa goolkiisi ugu h**eeyay ee tartankaan gabaabsiga ah ee world Cup 2026, Lautaro Martinez ayaana sii quusiyay xulka Switzerland dhamaadkii ciyaarta.
____________
Semi final adag 🔥

Argentina 🇦🇷 vs England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
Spain 🇪🇸 vs France 🇫🇷

10/07/2026

MOTM ciyaarta Spain vs Belgium 👇

Telephone

Website