The Justice and Development Initiative
The Justice and Development Initiative (JDI) is a youth-led organisation working towards social justice and development in Somalia and beyond.
04/06/2026
Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu ku noolaado nabad iyo amni.
Marka xiisado siyaasadeed ay dhacaan, shacabka — gaar ahaan dhallinyarada — waa inaysan noqon kuwa bixiya qiimaha ugu sarreeya.
Akhriso bayaanka JDI ee ku saabsan xaaladda ka taagan Muqdisho.
28/05/2026
Alumni Spotlight | JDI Associates Program
“The biggest impact of this experience was the opportunity to work with a talented and hardworking team. It marked the beginning of my long-term dream of working in the NGO and humanitarian sector.”
— Ibrahim Abdulkadir
Former Associate | Cohort 1 (2026)
At JDI Somalia, we remain committed to empowering emerging young professionals through leadership development, mentorship and meaningful professional experience.
As we prepare for Cohort 2 of the JDI Associates Program, we are proud to reflect on the journeys and experiences of our former associates whose contributions continue to shape our institutional growth and impact.
Applications for Cohort 2 of 2026 are now open.
Apply now: jdisomalia.org/associates
09/03/2026
Qodob muhiim ah oo ka soo baxay Webinar-keennii Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka 2026.
Avv. Khadra Ali Adan, aasaasaha Safeguard Law Office, waxay carrabka ku adkaysay muhiimadda ay leedahay in la helo xeerar nidaamsan oo ilaalinaya baahiyaha gaarka ah ee haweenka Soomaaliyeed.
Waxay sidoo kale ku boorrisay haweenka sharci-dejiyeyaasha inay door firfircoon ka qaataan hindisidda xeerar ka ilaalinaya haweenka Soomaaliyeed tacaddiyada.
JDI waxaa ka go’an sare u qaadista wada-hadallada xoojinaya caddaaladda, hoggaanka, iyo awood-siinta haweenka Soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |