Horyaal Innovation Institute
Build a Brighter Future with Technology Skills
𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚n 𝐒𝐢 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐀𝐡 U 𝐒𝐨𝐨 𝐊𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚𝐲:
𝙊𝙉𝙇𝙄𝙉𝙀 𝙂𝙍𝘼𝙋𝙃𝙄𝘾 𝘿𝙀𝙎𝙄𝙂𝙉 𝘾𝙊𝙐𝙍𝙎𝙀 – 𝙁𝙧𝙤𝙢 𝘽𝙖𝙨𝙞𝙘 𝙩𝙤 𝘼𝙙𝙫𝙖𝙣𝙘𝙚𝙙
Ku bilow xirfad dhammaystiran oo kuu horseedaysa inaad noqoto Designer Xirfad Leh, adigoo meel walba ka baran kara koorsadan cusub ee Online-ka ah oo hadda lagu Soo Kordhiyay 𝗛𝗼𝗿𝘆𝗮𝗮𝗹 𝗜𝗻𝗻𝗼𝘃𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻!
𝗦𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲𝘀 𝗞𝗮 𝗔𝗮𝗱 𝗞𝘂 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗗𝗼𝗼𝗻𝘁𝗼:
✔️ 𝑨𝒅𝒐𝒃𝒆 𝑷𝒉𝒐𝒕𝒐𝒔𝒉𝒐𝒑 – Editing, Retouching & Manipulation
✔️ 𝑨𝒅𝒐𝒃𝒆 𝑰𝒍𝒍𝒖𝒔𝒕𝒓𝒂𝒕𝒐𝒓 – Logos, Branding & Vector Art
✔️ 𝑨𝒅𝒐𝒃𝒆 𝑰𝒏𝑫𝒆𝒔𝒊𝒈𝒏 – Magazines, Flyers & Layouts
✔️ Color Theory & Creative Design Principles
✔️ Social Media Designs – Templates Professional ah
✔️ Portfolio Building – Si aad shaqo u hesho
✔️ Tips & Tricks ay isticmaalaan designers-ka industry-ga
📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
Howlwadaag, Madbacadaha – Mogadishu, Somalia
📞 𝗖𝗮𝗹𝗹 𝗨𝘀:
+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏 𝟓𝟕𝟕 𝟓𝟑𝟗𝟑
+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏 𝟔𝟓𝟎 𝟒𝟏𝟒𝟑
🗓️ 𝗦𝘁𝗮𝗿𝘁 𝗗𝗮𝘁𝗲: December 09, 2025
07/10/2025
𝗕𝗮𝗿𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱 𝗺𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗮𝘆𝘀𝗮!
Baro Video Editing oo ah xirfad si weyn looga baahan yahay dunida maanta.
Ku soo biir fasalka cusub ee 𝗛𝗼𝗿𝘆𝗮𝗮𝗹 𝗜𝗻𝗻𝗼𝘃𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗜𝗻𝘀𝘁𝗶𝘁𝘂𝘁𝗲 si aad u barato sida loo sameeyo muuqaallo xirfad leh, loona abuuro content soo jiidasho leh. 🎬🔥
📆 Bilow: 𝟏𝟎 Oct, 𝟐𝟎𝟐𝟓
🕒 Mudada: 1 𝗕𝗶𝗹
📚 Maalmaha: 3 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗧𝗼𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶
🎓 Shahaado: 𝗛𝗮𝗮
📍 Goobta: Howlwadaag, Muqdisho Tower
📞 La Xiriir: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟓 𝟕𝟕 𝟓𝟑 𝟗𝟑 / +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟕 𝟕𝟓 𝟖𝟕 𝟖𝟕
04/08/2025
🔬 𝗥𝗲𝘀𝗲𝗮𝗿𝗰𝗵 𝗠𝗲𝘁𝗵𝗼𝗱𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲
𝙈𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧𝙞𝙣𝙜 𝙍𝙚𝙨𝙚𝙖𝙧𝙘𝙝 – 𝘽𝙮 𝙋𝙧𝙖𝙘𝙩𝙞𝙘𝙖𝙡 𝙀𝙭𝙥𝙚𝙧𝙞𝙚𝙣𝙘𝙚
🚀 𝗠𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼𝘁𝗼 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶-𝗯𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗯 𝗮𝗵?
Horyaal Innovation Institute waxay kuu diyaarisay koorso heer sare ah oo kaa caawinaysa inaad si qoto dheer u fahanto habka cilmi-baarista!
𝗥𝗲𝘀𝗲𝗮𝗿𝗰𝗵 𝗠𝗲𝘁𝗵𝗼𝗱𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 (𝗕𝘆 𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹) waa koorso si gaar ah diiradda u saareysa barashada hab-raaca cilmi-baarista iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin iyo tababar toos ah (practical).
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮:
✅ Sida saxda ah Ee loo doorto ciwaanka buugga qalin-jabinta ee jaamacadda;
✅ Sida loo sameeyo su'aalaha cilmi-baarista;
✅ Habka SPSS loo adeegsado;
✅ sida loo qoro cutubyada buugga qalin-jabinta laga bilaabo Chapter One ilaa Chapter Five.
Koorsadaan waxay si gaar ah ugu habboon tahay Ardayda qalin-jabineysa ee jaamacadaha, iyo sidoo kale shaqsiyaadka ka shaqeeya hay’adaha (NGOs) kuwaas oo u baahan xirfado cilmi-baaris si ay uga miro-dhalaan mashaariicdooda.
📝 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻:
📅 Muddo: 1 Bil
🕰️ Waqtiyada: Full-Time & Part-Time
📌 Maalmaha: 2 maalmood/isbuucii
🎓 Shahaado: Haa
📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Howlwadaag, Mogadishu Tower, Muqdisho – Soomaaliya
📞 Nagala Soo xiriir:
+252 615 775 393
+252 616 504 143
+252617 75 87 87
💡 Haddii aad rabto inaad noqoto cilmi-baare xirfad leh, tani waa fursaddaada!
𝙄𝙨𝙙𝙞𝙞𝙬𝙖𝙖𝙣𝙜𝙚𝙡𝙞 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙤𝙤 𝙢𝙪𝙨𝙩𝙖𝙦𝙗𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙞𝙛𝙩𝙞𝙞𝙢𝙞!
Click here to claim your Sponsored Listing.