Kaafi data services

Kaafi data services

Share

Communication of social media

03/10/2024
Photos from Kaafi data services's post 12/07/2024

Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direysaa

Khadra Hajji Mohamed
Congratulations of graduation

Waxaan kuugu hambalyeynayaa guusha aad mudan tahay

Hambalyo hambalyo hambalyo guushiina Hambalyo hambalyo hambalyo guushiina gaarteen. Markaa waan ku faraxsanahay inaan arko waxaad ku guuleysato waxyaabo waaweyn."

Maalinta farxad badan aan kula qabsaneeynaa Hormar wacan .H**e u socda cilmigaa baratay alle ha nigu anfaco .

30/05/2024

Ha raadinin qof waji qurxan leh, balse waxaad raadisaa qof qalbi wanaagsan leh,

Maxaa yeelay wax walboo kula qurxan ma wanaagsana, balse wax walboo kula wanaagsan wey qurxan yihiin.

30/04/2024

Big Game Horseed vs Mcc Saadaali Oo ku guuleso 10$ Oo ay Idinku Tala Gashay Shirkada Dubista Iyo qadista Sawirada Naani Kaambo Production

20/04/2024

Waa sunne ay tahay inaan kaga dayo nebigeenna Muxammed SCW.

Waana sadaqo iyo ajar aad ka helayso liibaan adduun iyo mid aakhiraba.

Qof walbo Muslim ah ha ku saliyo Nabi Maxamed (NNKHA) (scw )

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadishu