Nagiib osman

Nagiib osman

Share

personal blog

15/01/2021

Adiga muxuu kugu soo kordhiye?

Photos from Nagiib osman's post 13/12/2020

Madaxwayne biixo ayaa ka anbabaxey casimada hargysa
Kuna sii jeda keniya

13/12/2020

Sheeko

Wiil reer waqooyi ah baa xamar tagay kadib wuxuu shukaansaday gabadh reer muqdisho ah, habeen ayuu casho geeyay gabadhii jeebkiisuna ma fiicnayn wiilka.
Casho kadib gabadhii ayaa wiilkii mudalabka ahaa ka dalbatay istakiin iyo istaraasho😂

Wiilkii baa soo booday oo yidhi waar ha u keenin cunta badanaa qoftu😂😂

13/12/2020

Darka ceelkiyo
Muska xeraduba
Kaa da, waynoo
Waa ma guuraan

Maxaa luugu heesaa

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252