Run-sheeg
Guushu wey noo dhawdahay ee adi
ha is dhiibin MEERREEY
28/10/2023
Codsi madaxweynaha soo socda 28/10/2023
Waxaan madax weyne kaa codaanneynaa in aad wax ka qabato wax kasta ee ah dhul laboobay xilligi kaa horreeyay shaqsi ama shirkad midne in aadan u dhaafin, Lacag kasta ee laguusheego qaado lkn Dumi unna celli Dadka shacabka ahaa ee laga qaaday illeen
Dowlo waa shacab e'
Suura gal in aad illa yaabantahay lkn waxaa iga Darran ninkii dhagaysatay shacab ku cabaadaya kii ka dumiyay Ayaga oo ooynaya.
18/10/2023
Gaalada waa noo midoobeen Majiro Farqi udhaxeyso Israil Ameerika iyo dhamaan reer Galbeedka Waxaan aheyn Muslim ayaa tahay Laguma Gumaadayo Dadka Annaga Maalmo Ayaan sii noolaa neynaa miyaan u aamusnaa
Alle haka aqballo shahaadada inta shahiiday
Inta dhaawaca ahne insha allaah wey bogsan
Click here to claim your Sponsored Listing.