ENG FANAX

ENG FANAX

Share

Wararka ugu danbeeya ee Technologiyada ka daalaco Halkaan

28/07/2025

KEYDKA EE AY HAYSTAAN SHIRKADAHA WAAWEYN IYO SIDA AY U KALA SAREEYAAN.

Shirkadaha dadweynaha ayaa sii kordhinaya hantidooda , taasoo muujinaysa sida ay lacagaha dhijitaalka ah uga mid noqdeen suuqa dhaqaalaha caadiga ah. Shirkado hormuud ah sida ayaa haysta qaddar weyn oo ah, taasoo keentay in guud ahaan shirkadahan ay haatan haystaan in ka badan 897,086 $BTC. Tani waxay muujinaysaa kalsoonida xoogan ee ay hayaan shirkadahani marka la eego qiimaha ee mustaqbalka fog. Suuqa marka uu sii bislaado, haynta noocan ah waxay daaha ka rogeysaa xiriirka sii kobcaya ee ka dhexeeya hay’adaha gaarka loo leeyahay iyo hantida dhijitaalka ah sida .

$BTC ah

24/07/2025

Dunida cusub.!

Ai 🤖 is here.! Alhamdullilah inan noolahay waqti uu ai 🤖 jiro madama ai 🤖 nolosheyda wax wayn uu ka badalay 2025

Trade walba iyo idea 💡 walba iyo business walba waxa horumariyay aan ku nastay waa ai 🤖

Meel kasii wayn ka rajeynaaa Insha allah.

20/06/2025

Ujeedka duqeynta Galabta ee IRAn ayaa ahaa inay kaga hortageysay diyaarad ka soo dageysay garoonka diyaaradaha ee Telabib.
La soco faah-faahin dhowaan

02/06/2025

Maxaa ka dhax socda Ruushka iyo Ukrain?

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

SODONKA STREAT
Mogadishu