SIMAD Podcast

SIMAD Podcast

Share

The SIMAD Podcast is a Somali platform exploring topics like politics, business, education, economics, social issues, health and technology.

14/12/2025

From now on, you can listen and watch our episodes anytime, anywhere. Inspiring conversations. Powerful ideas. Voices that matter.

Listen on Apple Podcasts: https://bit.ly/4pDIUb1
Listen on Spotify: https://bit.ly/4qcpaer
Watch on YouTube: https://bit.ly/4iVuznz

Halkay Soomaaliya Ka Taagantahay Cudurka Gowracatada | Tallaalka Cusub Ee Dalka | Cafimaadsan Ep 1 12/12/2025

Halkay Soomaaliya ka taagantahay cudurka gowracatada (Diphtheria) , wax ka baro tallaalka cusub Ee dalka lagu soo kordhiyay | Ep1

Kasoo daawo barteena YouTube ka qaybta koowaad ee Cafimaadsan Podcast!

Qaybtaan waxaan ku gorfeyn doonnaa:
โœ… Tallaalka guud
โœ… Xanuunka Gowracatada
โœ… Tallaalka cusub ee dalka lagu soo kordhiyay si looga hortago cudurkan.

Halkaan Ka daawo ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://youtu.be/deZTGo24P6M?si=grOsMETlLpkHEefd

Halkay Soomaaliya Ka Taagantahay Cudurka Gowracatada | Tallaalka Cusub Ee Dalka | Cafimaadsan Ep 1 ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ๐’๐€๐ ๐๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ waa madal diiradda saaraysa caafimaadka iyo daryeelka bulshada. Waa madal lagu falanqeynayo doodaha muhiimka ah ee ku...

11/12/2025

๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ๐’๐€๐ ๐๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ

Caafimaadsan waa madal lagu falanqeynayo doodaha muhiimka ah ee ku saabsan caafimaadka, wacyiga bulshada, iyo horumarinta arrimaha bulshada.

Xalqaddan waxaan ku gorfeyn doonnaa tallaalka guud, xanuunka Gowracatada, iyo tallaalka cusub ee dalka lagu soo kordhiyay ee looga hortago cudurkaas.

Martida qaybta koowaad waa Dr. Maxamed Maxamuud Deerow โ€“ Bare jaamacadeed iyo dhakhtar ku takhasusay Caafimaadka Guud, ahna Madaxa Tallaalka Qaranka.

Halkaan Ka daawo ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://youtu.be/deZTGo24P6M?si=grOsMETlLpkHEefd

Faahfaahin Dheeri Halkaan Ka Aqriso: http://bit.ly/4qnQt5F

11/12/2025

๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ๐’๐€๐ ๐๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ waa madal diiradda saaraysa caafimaadka iyo daryeelka bulshada. Waa madal lagu falanqeynayo doodaha muhiimka ah ee ku saabsan caafimaadka, wacyiga bulshada, iyo horumarinta arrimaha bulshada.

Xalqadda ugu horreysa, waxaa inoogu marti ah Dr. Mohamed Derow, Bare iyo dhakhtar ku takhasusay Caafimaadka Guud, ahna Madaxa Tallaalka Qaranka.

Xalqaddan waxaan ku gorfeyn doonnaa:
โœ…Tallaalka guud
โœ…Xanuunka Gowracatada
โœ…Tallaalka cusub ee dalka lagu soo kordhiyay ee looga hortago cudurkaas

06/10/2025

๐„๐€๐‚๐Ž๐ ๐๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ | ๐—๐š๐ฅ๐ช๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐

๐—๐š๐ฅ๐ช๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ee ๐„๐€๐‚๐Ž๐ ๐๐จ๐๐œ๐š๐ฌ๐ญ waxay dib u eegaysaa bilowga iyo horumarka Bulshada Bariga Afrika (EAC), ku biirista Soomaaliya, heerarkii uu soo maray, iyo sida aan bulsho ahaan uga faaโ€™iideysan karno suuqa mideysan ee Bariga Afrika.

Xalqadan waxaa marti inoogu ah ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐๐š๐ฅ๐œ๐š๐, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, oo si qoto dheer uga hadlay isdhexgalka, fursadaha, iyo caqabadaha Bulshada Bariga Afrika.

27/07/2025

Ugu danbeyntii SIMAD Podcast waa uu yimid ๐ŸŽ™๐ŸŽง

Waxaan ku faraxsannahay inaan shaacinno SIMAD Podcast, madal cusub oo lagu wadaago aqoon, aragti iyo sheekooyin bulshada anfacaya. Nagala soco halkan iyo bogagga baraha bushada ee SIMAD Podcast iyo SIMAD Creative Studio

Mowduuc noocee ah ayaad jeclaan lahayd inaad ka maqasho SIMAD Podcast? Nala wadaag Fikraddaada!

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

8th Floor, Town Campus, SIMAD University, Zoobe
Mogadishu