WARsame media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WARsame media, Journalist, Mogadishu.
Inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeed wuxuu mawqifkooda ku xiran yahay hadba halka ay danahooda dhaw ka arkaan.
21/03/2026
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaariyey xoojinta amniga deegaanadooda.
maamulka gobolka bakool ayaa sheegay ineey hakiyeen wada shaqeeynta maamulka KGS iyo madaxweeyne laftagareen.
: Gantaalka Ballistic-ga Ee Iran Oo Duqeeyay Saldhigga Ciidanka Cirka Ee Amiir Sultan Ee Dalka Sucuudiga.
: Halkee Ku dambayn karaa Dagaalka Iran-US/ISR. Awoodda Iran ee Marinka Hurmuz, Falanqayn Prof Jiang.
Jiang waa professor shiinays ah oo dagaaladan saadaaliyey 2024, hadana wuxuu si waafi ah oo qof kasta fahmi karo u sharxayaa xaalada dagaalka iyo awoodaha aan hubka ahayn ee labada Dhimanac.
Asad gaaciye
: Wariye ka tirsan CNN ayaa u safray Iraan si uu u soo qiimeeyo xaalada ka jirta.
Wuxuu yiri “ dukaamada oo dhan waa ay furan yihiin, alaab ku filan waa ay taallaa, xitaa waxaa yaalla alaabo fresh ah sida qudaarta oo kale kafeena waa laga helayaa. Dhanka kaalmaha shidaalka marka la eego ma jirto safaf dhaadheer oo loogu jiro shidaalku si fiican ayuu u yaallaa mana jirto wax baqdin ah oo ay dadku qabaan meelna”.
Taas lidkeeda Israaiil dadku banaanka ma joogaan oo godad ayey ku jiraan waxaana jirta baqdin iyo argagax heerkiisu sarreeyo gaar ahaan magaalada caasimada ah waxaa ku hoobanaya gantaallo ay celin waayeen nidaamka difaaca hawadu.
Wariyahan oo safar u soo galay si uu xaalada Iiraan u soo tebiyo ayaa la filayaa in uu gudaha u sii galo dalka warbixino badana soo gudbiyo.
:Mid kaamida duuliyayaashii diyaaradihii lagu soo dalka Kuwait oo shacabku iyo dadku la kulmeen .
02/03/2026
:ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa yiri
Waxaan sii wadi doonnaa inaan albaabbada naarta ku furno cadowga, mana nasan doonno ilaa aan ka adkaanno.
"Anigoo ku hadlaya magaca dalkayga iyo kan qarankayga, waxaan tacsi u dirayaa shacabka Iran, waxaanan Ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo walaalaheen reer Iran ee ku dhintay weerarradaas, gaar ahaan marxuum Khamenei".
Madaxweyne Erdogan.
: Iiraan ayaa duqeysay saldhig uu leeyahay ingiriiska uu ku yaala qubrus.
Iraan waxay bilaawday inay tuurto madaafiic ay raxan raxan u dirayso, si ay u jahawareeriso nidaamyada difaaca ee dalalka ay weerarka ku hayso iyo kuwa ay dagaalka kula jirto.
Iiraaniyiinta ayaa caawa banaanka usoo baxay Ayagoo ku dhawaaqaya "Allahu Akbar" xilli diyaaradaha dagaal ee isr1il iyo US aay dul hoganayaan tehran dusheeda, halka hubka difaaca cirka ee iraan difaac xoogan uu sameeynayo .
Click here to claim your Sponsored Listing.