Calaf Institute
Calaf Institute is an Institute for Economic Studies and Agricultural Research Development
26/09/2025
It was a great honor for us at the ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐, represented by Ahmed Abdi Yuusuf, to participate in the ๐๐ง๐ฏ๐ข๐ซ๐จ๐ง๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ฒ ๐๐จ๐ง๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ organized by the Ministry of Environment and Climate Change in collaboration with Madasha Barwaaqo. During the event, we delivered a presentation on ๐๐ง๐ฏ๐ข๐ซ๐จ๐ง๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ญ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐ฅ๐ข๐ฆ๐๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ง๐ ๐, ๐๐ข๐ซ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐ง๐ ๐๐จ๐๐๐ซ๐ง ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ, ๐ก๐ข๐ ๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ๐ข๐ง๐ our instituteโs dedication to advancing environmental awareness and sustainable development.
Our participation in this conference reflects the Calaf Instituteโs continued commitment to promoting research, innovation, and collaborative solutions that contribute to Somaliaโs environmental resilience and sustainable economic growth.
06/05/2025
๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐๐ญ ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐
We proudly joined the ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ ๐ซ๐ข-๐
๐จ๐จ๐ ๐๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ (๐๐๐
๐๐),held on May 5โ6, 2025 in Mogadishu, alongside national and global stakeholders. Led by our ๐๐๐ง๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ญ๐จ๐ซ Ahmed Abdi Yuusuf, our team explored bold ideas for investing in agriculture and rural development.
Thanks to the ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐จ๐ซ ๐ก๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ข๐ฌ ๐๐ซ๐ฎ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ข๐๐ฅ๐จ๐ ๐ฎ๐. ๐๐ญ ๐ฐ๐๐ฌ ๐๐ง ๐ก๐จ๐ง๐จ๐ฎ๐ซ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ ๐๐ ๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐ ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ฆ๐ณ๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ข๐ซ, the EU delegation, and many experts committed to Somaliaโs agri-business future.
_______________________________
๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ (๐๐๐
๐๐) ๐๐๐๐.
Waxaan si sharaf leh uga qeybgalnay ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ (๐๐๐
๐๐) oo ka dhacay 5โ6 May 2025 magaalada Muqdisho, waxaana kaso qeyb galey masuuliyiin heer qaran iyo heer caalami.
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ee Calaf Institute, Ahmed Abdi yusuf, iyo koox oo hoggaminayo ay la wadaageen fikro hormarineed oo ku saabsan maalgashiga beeraha iyo horumarinta miyiga.
Waxaan u mahadcelineynaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka martigeliey dooddan muhiimka ah. Waxaan sidoo kale ku faraxsanahay inaan la kulanno ๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ข๐ซ, ๐ฐ๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐จ kale oo dadaal ugu jira horumarinta mustaqbalka ganacsiga beeraha ee Soomaaliya.
01/12/2024
๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐๐ญ๐๐ญ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
The Calaf Institute proudly participated in the โ๐๐ญ๐ซ๐๐ง๐ ๐ญ๐ก๐๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ๐ฌ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐จ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ ๐ญ๐ก๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ก ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ ๐๐จ๐ฏ๐๐ซ๐ง๐๐ง๐๐โ forum organized by the ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ ๐๐จ๐ฏ๐๐ซ๐ง๐๐ง๐๐ ๐
๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ on November 30th and December 1st, 2024.
Representing the institute, our ๐๐๐ง๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ญ๐จ๐ซ Mr. Ahmed Abdi Yuusuf, along with several team members, actively contributed to discussions on critical areas of digital governance. These discussions emphasized topics such as policy-making, regulation, and ensuring cybersecurity and data privacy.
The forum highlighted the vital role of governments in maintaining national sovereignty and protecting the public interest in the digital realm. As participants, we reinforced our commitment to promoting policies and strategies that align with these principles ensuring a secure and equitable digital future for Somalia. Furthermore, the event underscored the importance of developing and maintaining the Internetโs core infrastructure, protocols, and standards.
Calaf Institute ๐ซ๐๐๐จ๐ ๐ง๐ข๐ณ๐ ๐ญ๐ก๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ข๐๐ข๐๐๐ง๐๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐ซ๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก, ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฉ๐๐๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ ๐ญ๐ก๐ ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐ฌ๐๐๐ฅ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ๐ฌ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐จ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ. With a specific focus on financial technology, we aim to enhance access to innovative and inclusive digital financial solutions. We extend our gratitude to the Somalia Internet Governance Forum for organizing this pivotal platform, which fosters collaboration among diverse stakeholders dedicated to strengthening Somaliaโs digital landscape. Calaf Institute remains steadfast in its mission to advance innovative solutions and inclusive policies for sustainable digital development.
________________________
๐๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐๐
Machadka Calaf wuxuu si sharaf leh uga qayb qaatay madasha โ๐๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ-๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐กโ oo ay soo qabanqaabisay ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ก๐๐-๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ-๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ taariikhdu markay ahayd 30-ka Nofeembar iyo 1-da Diseembar, 2024.
Machadka waxaa matalayey ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ Mudane Axmed Cabdi Yuusuf, iyo xubno ka tirsan kooxda Machadka, kuwaas oo si firfircoon uga qayb qaatay doodaha ku saabsanaa mowduucyada muhiimka ah ee maamulka dijitaalka ah, oo ay ka mid yihiin dejinta siyaasadaha, xeerarka, iyo sugidda amniga internet-ka iyo ilaalinta xogta shakhsiga ah.
Madashu waxay iftiimisay doorka muhiimka ah ee dowladuhu ku leeyihiin ilaalinta madaxbannaanida qaranka iyo dhowrista danta guud ee goobaha dijitaalka ah. Annaga oo ah ka qaybgalayaal, waxaan adkeynay ballanqaadkeenna ku aaddan horumarinta siyaasado iyo istaraatiijiyado waafaqsan qiyamkaas, si loo hubiyo mustaqbal dijitaal oo amnigiisu sarreeyo oo loo siman yahay. Sidoo kale, madashu waxay xustay muhiimadda ay leedahay horumarinta iyo ilaalinta kaabeyaasha aasaasiga ah ee internet-ka, hab-maamuusyada, iyo heerarka.
Machadka Calaf ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐ ๐จโ๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐จ ๐ฐ๐๐๐ซ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐ฎ๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก. Sidoo kale, kulanku wuxuu xoojiyey muhiimadda ku jirta horumarinta iyo ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐จ ๐ฐ๐๐๐ซ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐ฎ๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก. Sidoo kale, kulanku wuxuu xoojiyey wuxuu aqoonsan yahay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo cilmi-baarista, kor loo qaado aqoonta, iyo in laga qayb qaato sugidda iyo ballaarinta kaabeyaasha dijitaalka ah ee Soomaaliya. Gaar ahaan, waxaan xoogga saaraynaa horumarinta tignoolojiyadda maaliyadda, si loo ballaariyo helitaanka adeegyo maaliyadeed oo casri ah oo loo dhan yahay. Waxaan u mahadcelineynaa Madasha Maamulka Internet-ka Soomaaliya oo soo qabanqaabisay madal muhiim ah oo isu keenta daneeyayaasha kala duwan si loo xoojiyo muuqaalka dijitaalka ah ee Soomaaliya. Machadka Calaf wuxuu weli u heellan yahay in uu horumariyo xalal cusub iyo siyaasado loo dhan yahay si loo gaaro horumar waara oo dijitaal ah.
08/11/2024
Calaf Institute Statement
We are honoured to announce our participation in the Somalia Disaster Resilience Conference, co-organised by the Somalia Disaster Management Agency (SoDMA) and Mogadishu University. This pivotal event took place on 6โ7 November 2024 and convened key stakeholders, including members of the Somalia Cabinet Ministers, scholars, and researchers, to engage in critical discussions on enhancing disaster resilience in Somalia.
Representing Calaf Institute, our General Director, Mr. Ahmed Abdi Yusuf, Deputy Director, Mr. Abdullahi Ismail Somane with Several other members representing the institute was present, actively contributed to dialogues focused on integrating agricultural and economic research into disaster management strategies. We firmly believe that fostering resilience through informed agricultural practices and economic development is essential for sustainable growth in Somalia.
During the conference, experts explored strategies to enhance disaster resilience through education, technology, and community engagement. They emphasised the importance of equipping communities with the knowledge and skills to prepare for and respond to disasters effectively by leveraging technology, such as early warning systems and data analytics, and fostering partnerships between local organisations and educational institutions. The discussions highlighted a multifaceted approach to building resilience that places communities at the forefront.
As we move forward, Calaf Institute is committed to collaborating with all stakeholders to promote innovative solutions that strengthen our nationโs capacity to withstand and recover from disasters, ultimately contributing to a more resilient future for Somalia.
__________________________
Bayaanka Machadka Calaf
Waxaa sharaf inoo ah inaan ku dhawaaqno inaan ka qeyb galnay Shirweynaha u Adkeysiga Aafooyinka ee Soomaaliya, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya iyo Jaamacadda Muqdisho. Munaasabaddaan oo ahayd mid muhim ah ayaa dhacday intii u dhaxeysay 6da illaa 7da Nufeembar 2024, waxaana isugu yimid qaybo kala duwan oo ay ku jiraan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya, aqoonyahanno, iyo cilmi-baarayaal, si ay uga qeyb galaan doodo muhiim ah oo ku saabsan kor u qaadista u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya.
Agaasimaha Guud ee Machadka, Mudane Axmed Cabdi Yuusuf, oo ka socday Machadka Calaf ayaa si firfircoon uga qeybqaatay wada-hadalladdii diirradda lagu saarayay sidii cilmi-baarista beeraha iyo dhaqaalaha loogu dari lahaa xeeladaha maareynta aafooyinka. Waxaan si dhab ah u aaminsannahay in kobcinta adkeysiga iyadoo loo marayo hab-beereed sugan oo xog ku dhisan ay muhiim u tahay horumarinta dhaqaalaha iyo kobaca waara ee Soomaaliya.
Intii uu shirku socday, khubaraddu waxay soo bandhigeen habab sare loogu qaadayo u adkaysiga musiibooyinka iyada oo loo maraayo waxbarashada, tiknoolajiyadda, iyo ka qaybgalinta bulshada. Waxay ku nuux-nuuxsadeen muhiimadda ay leedahay in bulshooyinka la baro aqoonta iyo xirfadaha si ay ugu diyaar garoobaan ugana jawaabaan musiibooyinka si wax ku ool ah iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyadda, sida nidaamyada digniinta sii bixiya iyo falanqeynta xogta, iyo kobcinta iskaashiga ka dhexeeya ururrada maxalliga ah iyo macaahidda waxbarashada. Dooduhu waxay iftiimiyeen habab dhinacyo badan leh oo lagu dhisayo adkaysiga taas oo bulshada ka dhigaysa kuwo door muhiim ah ka qaata.
Machadka Calaf waxaa ka go'an in uu la shaqeeyo dhammaan dhinacyada ay khuseyso si kor loogu qaado xalal cusub oo xoojinaya awoodda Qarankeena si uu uga hortago ugana soo kabsado musiibooyinka, ugu dambeyntiina gacan ka geysta mustaqbalka Soomaaliya degan.
02/10/2024
๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐๐ญ๐๐ญ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
We are excited to have participated in the ๐
๐ข๐ซ๐ฌ๐ญ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐จ๐ง๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ ๐จ๐ง ๐๐ ๐ซ๐ข-๐๐๐ฅ๐ฎ๐ ๐๐ก๐๐ข๐ง ๐๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ, which took place From 1 to 2 October, 2024. ๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ญ๐จ๐ซ, ๐๐ซ. ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐, ๐๐ฅ๐จ๐ง๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ฌ๐๐ฏ๐๐ซ๐๐ฅ ๐จ๐ญ๐ก๐๐ซ ๐ฆ๐๐ฆ๐๐๐ซ๐ฌ ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฌ ๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ, aligning perfectly with our mission to enhance agricultural development in Somalia.
The conference jointly organised by ๐ญ๐ก๐ ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐ง๐ ๐๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐จ๐ญ๐๐ง๐ญ๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ญ๐ฌ ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐ฉ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ, brought together esteemed leaders, ๐ข๐ง๐๐ฅ๐ฎ๐๐ข๐ง๐ ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐, ๐๐ซ๐๐ฌ๐ข๐๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐ญ๐ก๐ ๐
๐๐๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐ฉ๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ ๐.๐. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ข๐ซ, ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐จ๐ ๐๐ ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง. We were honoured to engage with representatives from the ๐๐ฎ๐ซ๐จ๐ฉ๐๐๐ง ๐๐ง๐ข๐จ๐ง, ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ, ๐๐ง๐ ๐ฏ๐๐ซ๐ข๐จ๐ฎ๐ฌ ๐ฌ๐๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ ๐จ๐ ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ฒ, all dedicated to addressing ๐ญ๐ก๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ฌ ๐๐ง๐ ๐จ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ๐ฌ ๐๐ ๐ซ๐ข-๐ฏ๐๐ฅ๐ฎ๐ ๐๐ก๐๐ข๐ง.
Our discussions underscored Somaliaโs commitment to ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐ง ๐ข๐ง๐ฏ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ฏ๐ข๐ซ๐จ๐ง๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ซ ๐ข๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ง๐ ๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ. This dedication reflects our collective determination to ๐๐ซ๐ข๐ฏ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ข๐ง๐๐๐ฅ๐ ๐๐ ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐ ๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ. Together, we can create pathways for progress that benefit our communities and strengthen our agricultural sector.
We extend our heartfelt gratitude to the ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐๐ง๐ฏ๐๐ฌ๐ญ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐จ๐ญ๐๐ง๐ญ๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ญ๐ฌ ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐ฉ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ for their unwavering efforts towards the development of our nation.
-valuechain
__________________________
๐๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐๐
Waxa aan ku faraxsannahay inaan ka qeyb galnay ๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐, ๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐ฒ. ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ก๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ฑ๐ฎ๐๐ง๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐, innagoo ka duuleyno hadafkeenna ku aaddan horumarinta beeraha Soomaaliya.
Shirkaan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen ๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax kala duwan oo uu kamid yahay ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ข๐ซ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฒ๐. ๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ ๐ข๐ง๐ง๐จ๐จ ๐๐ก ๐ข๐ง๐๐๐ง ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ฆ๐จ ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฅ๐๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐จ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐, ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐๐ก๐๐ง๐ง๐จ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐๐ฒ๐๐๐ก๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, kuwaas oo dhammaantood u heellan wax ka qabashada ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Wadahadalladeenna waxa aan hoosta kaga xariiqnay sida ay Soomaaliya uga goโan tahay in ay abuurto jawi lagu martiqaado maalgashiga iyo iskaashiga. ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ง๐ง๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ ๐ญ๐๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐๐ ๐ ๐จโ๐๐๐ง๐ค๐๐๐ง๐ง๐ ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐จ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐จ๐๐จ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฐ๐๐๐ซ๐. Si wadajir ah, waxa aan u abuuri karnaa waddooyin horumar leh oo faaโiido u leh bulshadeenna, taasoo xoojinaysa dhinaca beeraha.
Waxa aan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Wasiirka Beeraha iyo Waraabka iyo ISPMP, ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐๐๐ง ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ ๐จโ๐ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐๐๐ง๐ง๐.
Martida ka soo qeyb gashay Munaasabadda daahfurka machadka Calaf Institute
Ibrahim Abdullahi Ahmed Hormuudka Kulliyadda Beeraha iyo Culuumta Deeganka ee Jaamacadda Muqdisho, aya ka mid ahaa Martida ka soo qeyb gashay Munaasabadda daahfurka machadka Calaf Institute.
20/09/2024
Sawirro qeybta 3aad:- Munaasabadda daahfurka machadka Calaf Institute
Ahmed Abdi Yusuf oo ah Aasaasaha iyo gudoomiyaha Machadka Calaf, ayaa ka hadlay munaasabadda Daahfurka Machadka calaf institute.
19/09/2024
Sawirro qeybta 2aad:- Munaasabadda daahfurka machadka Calaf Institute
19/09/2024
Sawirro qeybta 1aad:- Munaasabadda daahfurka machadka Calaf Institute
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu