Darul-Rajab Media Group

Darul-Rajab Media Group

Share

Come to learn Darul-Rajab leave to lead

01/07/2025
30/06/2025

waxaan leenahay Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Hambalyo 1-𝐋𝐮𝐮𝐥𝐢𝐲𝐨 Maalin nagu weyn

19/06/2025

waxaan hambalyo leenahay Ardayda Maanta usoo idlaaday imtixaanka Qaranka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare waxaana u rajeyneynaa guul

18/06/2025

waxbaa ka dhacay Ar wiilasha aaaaaaaaa

03/06/2025

Hadal Soo jeedintii Maamulaha Guud ee Dugsiga Darul-Rajab Primary And Secondary School Mudane Ahmed Farah Jama ee booqashadii Daaru Salaam University

03/06/2025

Booqashadii ay ku tageen Ardayda Fasalka 12aad ee Dugsiga Darul-Rajab Primary And Secondary School Jaamacada Daaru Salaam University

Photos from Darul-Rajab Media Group 's post 26/05/2025

Bandhiga weyn ee Fasalka shahaadiga ah ee Dugsiga Sare 12-aad Guuleystayaasha sanad Dugsiyeedka 2024-2025 waxaan sugnaaba waa 28 May

21/05/2025

Maasha Allah Gabadheena Muniiro Siidcali oo inoo Soo jeedineysa Gabay

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu