Hiigsi Advertising Agency
Our enthusiasm for new ideas, techniques and solutions are unparalleled and that translates to the results we deliver.
19/02/2023
𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢
Maamulka Hiigsi Advert waxay dad weynaha Soomaaliyeed usoo bandhigayaan fursad shaqo taas oo ah
Operation Manger.
Shuruudaha looga baahanyahay waxaa kamid ah: -
1. Waa in uu haystaa shahaadada heerka 1-aad ee jaamacadda, takhasusyada la xariira culuumta Information technology ama wax u dhigma.
2. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan xirfadaha wax soo jeedinta, halabuurka iyo xalinta mashaakiladda la xariira dhisida iyo maamulidda websites -yada ganacsiga, wararka iyo ciyaaraha.
3. Waa in uu heysta shahado ama wax la mid ah oo la xiriira suuq-geynta iyo maamulka
4. Waa in uu khibrad u leeyahay sida uu u shaqeeyo hosting, domains-ka, web mails-ka iyo si guud isticmaalka cpanels-ka.
5. Waa in uu maamuli karaa dhamaan shaqooyinka shirkada iyo in uu sameyn karo strategy ganacsiga la xiriira
6. Waa in uu leeyhahay khibrad sare oo dhanka dhisida websites-ka ah uga yaraan 1 ama 2 sano.
7. Waa in uu haystaa khibrad dhanka maamulka iyo maareyta ugu yaraan 3 sano
Soo codsadaha waa inuu soo diraa Documents-ka kala ah warqada codsiga shaqada, CV-ga iyo Shahaadooyinka.
Fadlan ku soo hagaaji Email-kaan [email protected]
FG. Qabashada Araajida waxey ku ektahay 01 march, 2023
03/08/2022
Ma dooneysaa Website qurux badan laga soo booqan karo mobile aadna u qiima jaban, hadaba ku soo biir kumanaanka macaamiil ee aan qurxiney sumadooda.
Nagala soo xariir WhatsApp 0614933340 / 0618007543
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 05:00 |
| Tuesday | 07:30 - 05:00 |
| Wednesday | 07:30 - 05:00 |
| Thursday | 07:30 - 05:00 |
| Saturday | 07:30 - 05:00 |
| Sunday | 07:30 - 05:00 |