ALII
kuso dhawow page-keena oo rukumo
أهلاً بيكم في صفحتي تابعوني
welcome to our page every body follow us
:-Gabadhaan yar waxa sidaan u cadaabaysa waa islaanta aabbeheed udhaxda [ Aayadeed].
Waxaa jirtay in gabadhaan ay silic iyo jirdil kala kulmi jirtay Eedadeed waa islaanta aabbeheed qabo oo ay lanoolayd.
Waxaa dhacday in maalin dhawayd dadka deriskooda ah markay. Adkaysan waayeen dhibka gabadhaas yar islaantu ku hayso ay muuqaal kaduubeen xilli ay sixun u dilaysay kadibna ay udireen babar yaraheed iyo ehelkeeda
Intaas ayaa islaantii waxaa soo dacweeyey gabadha habar yaraheed waxaya goaansadeen inay inantaan kawataan balse waxaa diiday aabbeheed oo ah ninka qaba islaanta dhibka ku haysa inantan yar
Si walba oo gabadhaas yar habar yaraheed iyo abtiyaashed yeeleen waxaa suurtoobi wayday in aabaheed fasaxo oo asagaa yiri meelna iga aadi mayso gabadhaydu.
Intaas kadib ayaa markale dib loogu soo celiyey aayadeed waa islaantii aabaheed qabay , wixii ugu h**eeyey habeenkii koowaad ayaa noqotay waxa muuqalkaan idiinka muuqda iyo jirdilkii oo halkii kasii socda..
Waa rajjo hooyadeed dhimatay ayado yar base meesha sidaas loogu dhibaataynayo waa gurigii aabbeheed oo qaba habaar qabto naxariista rabbi haka qaadee.
(XIGASHO)
03/05/2025
Aamino" Ninkeyga ajaanibka ah {cadaan} ayaa muddo 10-sanno ah qasab igu haysta ma hadli karro ma dhaqaaqi karro isk**ana furi karro mudadaas intaas laeg Dil iyo jug midna igama daayo...
"Haddii aan wax karsada is dhahno wuu naga Daminayaa korontada hadalna k**a keeni karro oo lugaha iyo gacmaha ayuu iga xirayaa wuuna idilaya si lamid ahna ciyaalkeyga ayuu midna banaanka fadhiisin midka gabadha ahna derbiga ayuu madaxa ula dhici...
Sidee uaragtaa?
31/10/2024
Waxa uu Dumarka ka dhacay lacag 10Million oo Dollar ah.
Ninkaan oo lagu magacaabo Simon Levier ayaa lagu eedeeyey in uu Dumar kala duwan ka dhacay lacag 10 Million oo Dollar ah, mid kamid ah Appska lagu xiriiro ayuu ka shukaansan jiray Dumarka isagoo iska dhigi jiray nin Million neer ah waxa uu soo dhigi jiray bartiisa isagoo Diyaarado raacaya, isagoo kolba Waddan Cusub tagaya isagoo Dalxiisaya.
Ninkaan waxa uu kaliya la saaxiibi jiray Dumarka lacagta haysta ama gabdhaha ay dhaleen nimanka Tujaarta ah kadib marka uu gabadha maalmo la hadlo ayuu dhihi jiray meel baan ku xanibanahay ee iisoo dir lacag dhowr kun oo Dollar ah si aan kuugu soo celiyo kadibna marka ay usoo dirto ayuu meel walba Block ka saari jiray waxa uu khiyaamadaas kula kacay dumar kala duwan isagoo ugu danbeyn la fashiliyey.
27/10/2024
Hambalyo pilot Jeex oo darajada ugu saraysa Ka gaaray pilot-nimada.
PUNTLAND ayaa sheegtay in ay Jubbaland Ku garab taagan tahay inay qabsato doorasho ay U madax-banaantahay.
27/10/2024
Caro badan ayaa Social media-ha Ka Kacday Ka dib markii Wasiirka qoyska ee Soomaaliya Gen Bashiir Maxamed Jaamac iyo la taliyihiisa—xubin h**e ee baarlamaanka Cabdulaahi Goodax Barre ay Ka soo muuqdeen shirkii caalamiga ahaa ee arimaha dumarka.
Dumar badan ayaa arintaan Ku tilmaamay wax aan la aqbali karayn.
DEG DEG:Israiil ayaa hadda duqaymo ba'an Ka gaysanaysa xaafada Al zaytun ee Koonfur-bari
27/10/2024
Madaxwaynaha Iiraan mascuud pezeshkian ayaa yiri:"Dulaanka Israiil waxaan uga fal celin doonaa si xikmad iyo caqli Ku samaysan".
27/10/2024
Dalka Qadar ayaa maanta martigalinaya wada-hadallo lagu raadinayo heshiis iswaydaarsi maxaabiis iyo sidoo kale xabad joojin U dhexeeya Xamaas iyo Israiil.
27/10/2024
Hay'ada caalamiga ee Tamarta Nuclear-ka ee magaceeda loosoo gaabiyo IAEA ayaa sheegtay
in aysan duqaymaha Israiil wax saamayn ah Ku yeelan xarumaha nuclear-ka ee dowlada Iiraan.
27/10/2024
Raysul wasaaraha ingiriiska Keir Starmer ayaa Kulan uu saxaafada la yeeshay shalay Sabtidii ayaa yiri:" Iiraan waa inaysan Ka falcelin weerarada ay Israiil Ku qaaday".
Banaan-baxyo xoogan oo lagu tageerayo Gaza Aya Ka dhacay magaalada Asyuud ee dalka Masar.
Arinta oo intii dagaalka rer Gaza Ku socday hooray uga dhicin dalka Masar.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu