SIMAD oLearn

SIMAD oLearn

Share

Inclusive, flexible, and scalable learning opportunities

22/10/2025

Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle xisaabyahan ah? SIMAD oLearn waxa ay kuu diyaarisay Bachelor of Accounting oo aad ku baran karto qaab maalmaha fasaxa isbuuca, si aysan fogaanta iyo mashquulka shaqaduba caqabad ugu noqon waxbarashadaada.

Diiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska oLearn oo ku yaalla Town Campus, Jaamacadda SIMAD, Zoobe.
Sidoo kale, waxaad si toos ah isaga diiwaangelin kartaa: ocms.simad.edu.so

17/10/2025

Barnaamijka rasmiga ah ee xilligiisii ayaa la gaaray, waxaana si rasmi ah u billaabanaya fasalladii waxbarashada dhijitaalka ahayd.

Haddii aad xiisaynaysay in aad si fogaan arag ah adigoo gobolkaaga jooga wax uga barato, haka maqnaan fursaddan aad wax badan kaga ogaan karto SIMAD oLearn.

📅 Ku calaamadayso kalandarkaaga: Axad, 19-ka Oktoobar 2025 | 4:00PM
🔗 Ku biir lifaaqa Zoom-ka: https://us06web.zoom.us/j/86574593553?pwd=aX3BIHaXSEBMsyUBzbe6l0IclF5HDB.1

19/09/2025

Xirfadaha IT-ga waa halka ay dunidu u guurayso maanta, sidoo kalana waa hantida berrito.

Ka baro SIMAD oLearn Bachelor in IT oo gebil ahaan Online ah adigoo gurigaaga jooga.

📍 Diiwaangelintu waxa ay ka socotaa Xafiiska oLearn, Town Campus – Jaamacadda SIMAD, Zoobe Ama si fudud isaga diiwaangeli website-ka: ocms.simad.edu.so

17/09/2025

Haddii aad joogto gobollada fog ama uusan wakhtigu kuu saamixin inaad waxbarashada sii waaddo, SIMAD oLearn waxa ay kuu diyaarisay Bachelor of Economics oo aad qaab Online ah ama maalmaha fasaxa isbuuca ku baran karto.

Diiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska oLearn oo ku yaalla Town campus, Jaamacadda SIMAD, Zoobe. Sidookale waxaad si online ah isaga diiwaangelin kartaa website-ka ocms.simad.edu.so

22/08/2025

Ma ku Rajo-weynayd in Jaamacadda SIMAD ay soo kordhiso waxbarasho fogaan-arag ama gelin keliya ah?

Kusoo dhowow SIMAD OLearn, waxbarasho aan xudduud lahayn oo meelwalboo aad joogto aad wax ku baran karto adigoo helaya tayadii ay SIMAD caanka ku ahayd.

Wax ka baro goob walba iyo goorwalba.

Faahfaahin dheeri ah: https://olearn.simad.edu.so/

15/08/2025

Admission is NOW OPEN at SIMAD oLearn!

Join us this September 2025 for Undergraduate, Graduate, Postgraduate Diplomas, Certifications, English for Academic Purposes (EAP), and English For General Purpose(EGP) programs.

🕒 Flexible Study Mode:
✔ Evening & Weekend (On-Campus)
✔ Fully Online (Off-Campus via SIMAD oLearn)

Learn without limits — your future starts here!

Please visit our Website: https://olearn.simad.edu.so/

08/08/2025

Kusoo dhawoow SIMAD OLearn – waxbarasho aan xudduud lahayn!

SIMAD OLearn waxa ay u timid in masaafada fog, shaqada, iyo nolosha qoyskuba aysan caqabad ku noqon waxbarashadaada.

Waxaan kuu diyaarinnay Waxbarashada heerka 1aad, heerka 2aad, Postgraduate diploma, iyo Certification programs.

Waxbarasho goob walba iyo goorwalba ah.

Faahfaahin dheeri ah: https://olearn.simad.edu.so/

05/06/2025

Eid Mubarak from SIMAD oLearn!

On behalf of SIMAD oLearn, we extend our warmest congratulations to all Muslims around the world, especially the Somali people, on the occasion of Eid al-Adha (Ciidul Adxaa).

‎نسأل الله سبحانه وتعالى أن يتقبل منا ومنكم الأعمال الصالحة، وأن يشملنا برحمته في الدنيا والآخرة.
نسأل الله أن يعيد علينا هذه المناسبة السعيدة بالسلام والخير والبركة.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
عيد مبارك

Photos from SIMAD University's post 14/05/2025

SIMAD oLearn waa madal istiraatiiji ah oo lagu bixiyo aqoon tayo sare leh, barnaamijyo tababbar oo casri ah, iyo adeegyo waxbarasho oo dhijitaal ah. Waxaa si gaar ah loogu talagalay in ay ka jawaabto baahiyaha isbeddelaya ee shaqsiyaad-ka, hay’adaha iyo ardayda Soomaaliyeed, iyadoo si weyn uga qayb qaadanaysa dhisidda awoodda qaranka iyo horumarinta nidaamka waxbarasho ee casriga ah.

21/03/2025

🚀 COMING SOON: SIMAD oLearn! 🎓✨

Get ready to experience a new era of learning with SIMAD oLearn – designed to bring education closer to you, anytime, anywhere! 🌍📚

💡 Flexible. Innovative. Limitless.
🔜 Stay tuned for the launch and unlock a world of knowledge without boundaries!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Town Campus, KM5
Mogadishu
252