Dada tech
β¨ Multimedia Specialist
π‘ From idea β to impact
π₯ Videos | π¨ Design | π± Marketing
13/05/2026
Your Business Deserves Creative Designs!
Dada Tech waxaan kuu sameyneynaa designs casri ah oo kor u qaadaya muuqaalka ganacsigaaga maalin kasta. π
π¨ Product Design
π± Social Media Posters
ποΈ Brand Identity
β¨ Creative & Professional Work
Waxaan isku darnaa hal-abuur iyo tayo si business-kaaga uga muuqdo suuqa. π₯
π© Nala soo xiriir maanta, hana kuu abuurno design soo jiita macaamiishaada.
12/05/2026
π Adeegyo hal-abuur leh oo tayadoodu sareyso!
Ma u baahan tahay:
π¨ Graphic Design
π¬ Video Editing
β¨ Motion Graphics
πΈ Camera Production
π Script Writing
π± Content Creation
Dada Tech waxaan kuu diyaarinnay adeegyo casri ah oo ganacsigaaga ama content-kaaga gaarsiinaya heer kale. πΌπ₯
β
Shaqo tayo leh
β
Naqshad casri ah
β
Qiimo macquul ah
β
Adeeg degdeg ah
π© Nala soo xiriir maanta si aan fikraddaada ugu beddelno muuqaal professional ah.
17/02/2026
π Ramadaan Kariim
Bishii barakada, naxariista iyo dembi dhaafka ayaa timid.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada. π€²β¨
14/02/2026
Ilaahoow Ramadan Nabad nagu gaarsii.
4 maalmood oo keliya ayaa naga xiga bisha barakeysan.
Aan qalbiyadeena iyo camalkeena u diyaargarowno si iimaan iyo nabad ku dheehan. π€
06/01/2026
Ganacsigaagu ma u baahan yahay aqoonsi muuqaal oo la xasuusto? π¨β¨
Dada Creatives waxay kuu diyaarinaysaa Full Brand Design dhammeystiranβlaga bilaabo logo ilaa dhammaan qalabka ganacsigaaga.
π Hal fikrad
π Hal aqoonsi
π Hal brand oo la isku halleyn karo
Dada Creatives β Waa wehelka ganacsigaaga.
π Nala soo xiriir maanta, hana ka seegin fursaddaada branding tayo leh.
30/12/2025
π¨ Adeeegyada aad ka heli karto hal meel
Anigu ma ihi shirkad weyn β waxaan ahay hal qof oo hal-abuur leh, si dhab ahna u fahmaya naqshad, muuqaal, iyo suuq-geyn casri ah.
Haddii aad rabto:
ποΈ Graphic Design
π₯ Video Editing
πΈ Camera
π± Social Media Management
π Digital Marketing
βοΈ Script Writing & Content Creation
Waxaan ku caawinayaa inaad fikraddaada u beddesho muuqaal la arko, fariin la fahmo, iyo natiijo la dareemo.
π‘ Hal-abuur + dadaal = farqi muuqda
π Haddii aad diyaar u tahay talaabada xigta, ii soo qor hadda.
π +252 61 2124535
π
27/12/2025
Sanad walba waa fursad cusub. πͺβ¨
Laakiin fursaddu ma aha wax adiga kuu imanaya adigoo sugayaβwaa wax aad adigu u socoto.
Albaab kasta oo xiran ma aha dhammaad, mararka qaar waa cashar.
Albaab kasta oo furanna ma aha nasiib, waa dadaal, sabir, iyo goβaan aad naftaada ku rumaysatay.
Haddii sanadkii h**e uu kuu ahaa mid adag, ogow waad ka adkayd.
Haddii aad guulo gaartayna, ogow wax ka badan ayaad gaari kartaa.
Ha ka baqin bilow cusub, ha ka baqin isbeddel, ha ka baqin inaad naftaada rumaysato.
π Fursad cusub = Sanad cusub
π± Adiguna waad u qalantaa mustaqbal ka wanaagsan
Hadda waa waqtigaaga. Albaabka furo. π
21/12/2025
π¬π¨ Video Editors & Graphic Designers
Habeenno badan ayaad shaashadda la joogtaa
adigoo sixaya hal ilbiriqsi, hal midab, hal qoraal.
Laakiin suβaashu waa:
ma dareemayaan dadka kale hal-abuurkaas aad gelisay?
Naqshad fiican ma aha mid qurux badan oo keliya
waa mid sheeko sheegta, dareen abuura,
oo qofka ku dhahda: βwaan ku arkayβ.
Haddii aad tahay hal-abuur doonaya in shaqadiisu hadasho
kana gudubto sawir keliya
waxaad h**e u qaaday talaabadii saxda ahayd.
π Adigu maxaad u aragtaa:
Video mise Graphic kee saameyn badan?
π Ka dhiibo aragtidaada
18/12/2025
Designers & Editors π¨βοΈ
Sidee ula tacaashaa client aan fahmin aragtidaada hal-abuure? π€
Maxaad adigu sameysaa marka ay fikraddaadu si khaldan u fahmaan?
π¬ Raβyigaaga noogu reeb qeybta hoose (comments)
Aan wadaagno waayo-aragnimo π‘
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252