Sahal General Service
Amaano & Adeeg Hufan
Ogeysiis shaqo
Waxaan qaadanaynaa shaqaale ka shaqeyn doono degmoyinka gobelka banadir waxaa loo bahan yahay ilaa labo shaqaale degmo kasta haddii aad tahay shaqo raadiye oo aad xiisaneyso fursaddan fadlan nala soo xariir si aad u hesho faafaahin dheeri ah
20/10/2025
🎯 Shaqo Furan – Ku Soo Biir Sahal General Service!
Waxaan raadineynaa:
1️⃣ Farsamayaqaan buuxa
2️⃣ Xamaali
Haddii aad tahay qof xirfad iyo dadaal leh, fursaddu waa adiga!
📞 Nala soo xiriir: 0612300630 / 0615942642
Sahal General Service – Adeeg tayo leh oo lagu kalsoon yahay!
07/10/2025
🚨Waxaan Sahalnaa in aad si raaxo leh ku guurtid || nagala soo xiriir☎️Whatsappka http://wa.me/+252615942642
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
252