Xaafid General Service

Xaafid General Service

Share

kusoo dhawaada Xaafid General Service oo ah shirkad ka shaqaysa iibinta dhulalka iyo kiraynta guryaha noogu imaw qiimo ku raali galiya

18/03/2026

macaa ✅️miishena sharafta✅️ kuxirin xaafid jeneral service✅️sodhawada Pege ile sheerta nosara✅️ mantay waxan haynaa guri iib ah o janis ah ✅️ gurigan wuxu kuyala dagmada daarusalam✅️ garahaan istetka saytuun
laamiga waa boska 4 raad ✅️cabirka wa 20 ×15✅️
wixi fah fahin kala xariira 0619278608

17/03/2026
17/03/2026

Acs maca mishena sharafta ️leh ✅️kuxiran xaafid jeneral service ✅️
so dhawada mantay waxan idin haynaa nus bos bec ah o janis ah o ku yala dagmada dharkinley garhaan xafada daba qaynka sharcigisu wa siyaad bare laamigana ✅️wa boska 19 sagalad lacagta lugu rabo wa 46 kun o dolar macamil ka faidayso

wixi fah fahin ah kala xariir✅️ 0619278608
✅️qega sherta io lega no sara

15/03/2026

Asc macaa mishena sharafta leh
so dhawada mantay waxan idin hayna nus bos dhisan o janis ah o kuyala dagmada dharkin ley garhan xafada macmacanka sharcigisuna wa siyad bare wana labo jidle qiimaha lugu rabo wa 67 kun o dolar wixi fah fahin ah 0619278608

15/03/2026

Asc macaa mishena sharafta leh so dhawada mantay waxan idin hayna guri filo ah o janis ah
gurigan wuxu ku yalaa dagmada yaaqshid gar haan xafada mahad alle wuxuna ku kiraysan yahay 250 dolar waa janis lacagta lugu rabo wa 55 kun dolar o israac ah wixi fah fahin ah 0619278608

11/03/2026

Asc macaa mishena kuxiran xaafid jeneral service sodhawada mantay waxan idin haynaa guri kuyala dagmada hodan garhan aaga shiine o logadayo abaarti minti qiimaha 3 sadexdii qol wa 85 kun dolar 2 labadii qol wa 65 kun dolar 5 shanties qolna wa 150 kun dolar meshas wa mel kiradedu qali tahay wana kiraysan kartaa wana dagi kartaa macamiil ka faidayso waixi fah fahin ah kala xariir 0619278608

09/03/2026

Asc maca mishena sharafta leh waxan idin haynaa guri janis ah o kuyala dagmada hawlwadag garhan isbitalka nasrudiin wana guri dhisan o qurxon o awal lacag qaaliya la dhijiray lkn hada la raqiisiyay lacagta lugu rabo wa 125 kun dolar
macamiil ka faidayso yan laga qadan wixi fah fahin ah 0619 278608

08/03/2026

Asc macaa mishena sharafta leh ku xiran xaafid jeneral serVes mantay waxan idin hayna bos janis ah boskan wuxu kuyalaa dagmada hodan garhan digfeer io qabuuraha cabdi rashiid o layaqan banging dhiiga ayuu kuyala lamiga digfer io tarabuun isku xirana wuxu kayahay booska 5 shanaad wana xafad aad u dhismaysa qiimaha lugu rabo waa 90 kun o dolar o israac ah wa fursad wixi fah fahin ah kala so xarir 0619 278608

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Somaliya
Mogadishu
KUSOO DHAWADA SHIRKADA XAAFID GENERAL SERVICE OO AH SHIRKAD KA SHAQAYSA IIBINTA