Engsadaam

Engsadaam

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Engsadaam, Health/Beauty, muqdisho, Muqdisho.

10/10/2024

Ethopia waaloo yaabaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha dalalka Masar Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerk ayaa waxaa uga socda magaalada Asmara shir saddex geesood ah oo ku saabsan xaaladda Gobolka iyo xasilloonida marin-biyoodka Badda Cas.

24/03/2024

Dooladnimada soomaaliya 2 qof ayaa qeema uleh waa
D
Iyo
A

14/03/2024

Ina lillaah waa inaa ilaheyhi Raajicuun. Naxdin badana markay geeridu taabato qof aad si wanaagsan u taqaan.

Illaah ha u naxariisto walaalkey Wariye Abdikarim Ahmed Bulhan oo ku geeriyooday degmadii uu intaas ku noola ee Caabudwaaq.

Bulxan oo aan sxb dhow aheyn mudana aan kasoo wada shaqeyney Radio Shabelle ayaa ahaa nin aad u af gaaban oo jecel in uu dadka caawiyo.

Iyadoo dalka uu ku jiro colaad iyo amni xumi ayuu facebookiisa ku isticmaali jiray hal ku dhiga (Naftaada Nabadda Bar) taasi oo aheyd fariin nabadeed.

Wixii uu ka digayay ee colaad aheyd ayuu sababsaday oo nin qori wata ayaa iska xabadeeyay.

Waxa uu ahaa Samafale jacel diintiisa iyo dalkiisa, kuna baahi beela deegaankiisa isagoo heli karay in uu magaalooyinka waaweyn tago kana shaqeysto, maadaama uu ka mid ahaa wariyayaasha magaca leh ee waqtiga adag soo shaqeeyay.

Waxaan geerida xanuunkeeda la qeybsanaya ehelka iyo asxaabta walaalkeen.

Illaahow jannada kugu soo dhaweey. 🤲🤲🤲🤲🤲

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Muqdisho
Muqdisho
615449855