Wadani Press

Wadani Press

Share

kusoo dhowoow bogan

Photos from Wadani Press's post 05/02/2021

jamacada Sirdonka Qaranka Ethiopia oo 200 Saraakiil Ka Hawl Gali Doona Laanta duulista Dalka ay ka qalan Jabiyeen Maanta.

labada Boqol ee Saraakiisha ayaa Qaadanayay tababaro iyo Casho La Xiriira Laanta Duulista Dalka.

Taliyaha Sirdonka Qaranka Ethiopia Temasgan Thiruno Ayaa kalla Qayb Galay Munsabad lagu Dhiiri Galinayay shaqalahani Hawl Gali Doona.

Sawir Qaadaha Laanta Sirdoonka Ee Qaadayay Sawiradani Xirfadaha uu u Adeegsanayo Sawir Qaadista waxay Ku Tusaysaa in Xeelada iyo Tabo Badan oo Xirfadi Ku dheehantahay uu uleeyahay Shaqooyinka Loo Igamaday.

Maxaad ka xasuusataa xaalka sirdoonka Soomaaliya iyo warbaahinta ?

Xigasho wariye Jaamac Ukun

Waakan Isago Dhameystiran Muuqaalka Looga Been Abuurtay Sh'Mohamed Idris Laguna Sheegay Inu Yahay... 04/08/2020

Waakan Isago Dhameystiran Muuqaalka Looga Been Abuurtay Sh'Mohamed Idris Laguna Sheegay Inu Yahay... Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...

Xus loo sameeyay injineer yarisow iyo masuuliintii la geertootay. 01/08/2020

Xus loo sameeyay injineer yarisow iyo masuuliintii la geertootay. Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...

Want your business to be the top-listed Media Company in Muqdishow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Muqdishow