Prime Qoryooley
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Prime Qoryooley, Qoryooley, .
Qoryooley Janno ❤️ 🌴
Qoryooley Iyo Sida Looga ciideystay Maanta Ciidu Adxa
Ciid Wanaagsan ❤️
Wadanka Barwaaqo waaaye❤️🌴
Caruur iyo Abtigooda Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Mudane Jabriil Ayaa Villa Ku qaabilay Caruurta Xildhibaanad Luul isxaaq Halgan
Gadoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Abdifatah Sayid Ahmed Siidii Ayaa Codkiisa ka dhibtay Deegaanka Lafoole.
Gadoomiyaha ayaa shacab ugu Hambalyey shacabka isku soo baxa maanta iyo inay codkooda dhiibtaan.
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Mudane .E Jibril Abdirashid Haji Ayaa maanta Booqsho iyo kormeer ku tagay goobaha ka socda Doorasho qof iyo codka ah.
Madaxwaynaha ayaa dadka ugu Hambalyey iyo inay Maanta Taariikh u tahay Dadka reer Koonfur galbeed inay codkooda ku doortan Qofka Xogaamin lahaa.
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Mudane Hon Jibril Abdirashid Haji Ayaa maanta Booqsho iyo kormeer ku tagay goobaha ka socda Doorasho qof iyo codka ah.
Madaxwaynaha ayaa dadka ugu Hambalyey iyo inay Maanta Taariikh u tahay Dadka reer Koonfur galbeed inay codkooda ku doortan Qofka Xogaamin lahaa.
DEG DEG: MW Sheikh Shariif oo ku dhawaaqay in Banaanbaxa uu ka dhacaayo garoonka Stadium Koonis.
DEG DEG: Dowladda oo Beebayaasha Haramcad iyo Nisa ku daad gureynaysa Guriga Sheekh Shariif ee Mirinaayo.