Wayaha Cusub

Wayaha Cusub

Share

�tani waa nolol ku raaxayso intaan lagaa kaxayn walibo adigo camal fiican wata 😍❤

31/08/2025

Raaxo mooyee rafaad ilahay kuma tuso hadad so qorto scw

23/06/2022

Nolasha Waxeey I Bartay Saaxiibtinimada Inay Tahay Xariir Midda ugu Quruxda Badan.

-Nolasha Waxeey I Bartay,Dareen Wadaaga Iyo Iska War Qabka Inuu Yahay Haddiyad Qaas Ah.

-Nolasha Waxeey I Bartay Inay Jiraan Dad Aan La Hilmaami Karin Intay Nolal Jirto Dunidaan.

-Nolasha Waxeey I Bartay, Murugta Farxad Inay Ku Xigto, Culeyskana Fudeed Ka Dambeeyo, Oohinta (Ilinta) Qosol Ka Dambeeyo oo Ay Wareeg Tahay.

-Nolasha Waxeey I Bartay, Qof La Aaminay Ma Ahane Inuusan Qof kale Qalbiga Kaa Jabin Karin.

-Nolasha Waxeey I Bartay, Saaxiibka Munaafaqa Ah Inuu Shaydaanka Ka Daran Yahay, Cadowgana 10 Talaabo Kaga Horeeyo Dhibkaga.

-Nolasha Waxeey I Bartay, Haddiyada ugu Weyn Ee uu Alle Bixiyo Inaay Tahay Hanuunka ..

-Nolasha Waxeey I Bartay, Caafimaadka Inuu Yahay Matoorka Dhaqaajiyo Aaddanaha uu Alle Abuuray.

~ Erasto baley

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu