Sahan Digital Printing
waxaan qabanaa adeeg dabacadeed oo tayo sare waxaana nahay madbacadda ugu qiimaha jaban guud ahaan dalka
𝗤𝗜𝗜𝗠𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗠𝗜𝗦𝗧𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗘𝗬 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗨 𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗞𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔
𝟭. 𝗠𝗮𝗱𝗯𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗰𝗵𝗶𝗻𝗲 𝗵𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻
𝟮. 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻𝗲𝗿𝘀 𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼
𝟯. 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗯𝗼𝗼𝗿𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝗼
Nala soo xirir
0613079351
01/09/2025
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝘂 𝗯𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻𝗲𝗿 𝗾𝗶𝗯𝗿𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵 .
𝑺𝒉𝒂𝒓𝒖𝒖𝒅𝒂𝒉𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒂𝒅𝒂
1. Waa inaad 6 maalin shaqeyn karta markii jimco laga reebo
2. Waa inaa tahay qof masuul ah aamina ah
3. Waa inaad lee dahay damiin
4. Waa inaad heysataa shahado dugsi sare ama wax u dhigma
5. Waa inaad qibrad u leedahay ugu yaraan 2 sano
6. Waa inaa si 100% ah u taqanaa
A. Adobe photoshop
B. Adobe illustrator
Hadii aad sharudahaan buuxin kartid
Fadlan cv gaaga kusoo dir whatsapp iyo designs aad horay u sameysay .
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗺𝗲𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻
𝗞𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼