SuuqaTurkiga.com

SuuqaTurkiga.com

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SuuqaTurkiga.com, Shopping & retail, Aksaray, Aksaray.

Photos from SuuqaTurkiga.com's post 16/12/2025

Makiinadaha Jalaato Tiptop

Waxaan Dubai idiinka Haynaa Labo makiinadood oo Ganacsi fudud lagu bilaabi karo gaar ahaan dadka leh meheradaha ardaydu ka adeegato ama Dukaamada dhexe. Makiinadahan ayaa soo saara Jalaato Qori Tiptop.

Makiinada Koowaad Maalintii 1920 Xabo Jalaato ayay soo saari kartaa waana 1200$

Makiinada labaad Maalintii waxay soo saari kartaa 3840 Xabo oo jaalaato ah qiimaheedu a waa 1790$

Comments Koowaad ka daawo qaabkay u shaqeeyaan qofkii Rabba inuu iibsado haka soo dalbado 👉🏼 ☎️ Whatsapp 👉🏼 https://wa.me/905528257930

27/02/2024

Dharka Ciidka SuuqaTurkiga.com

Waxaa magaalada Bosaaso soo gaadhay Safaradii dharka ciidka oo inoo fududaysay shirkadda Safaari Enterprise. Sidoo kale Arbaco waxaa Baxa Cargo Turkiga to Bosaso 1kg halkii kiilo waa $5.

Want your business to be the top-listed Shop in Aksaray?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Aksaray
Aksaray