Somali Internship Program in Uganda

Somali Internship Program in Uganda

Share

Somali Internship Program in Uganda is a professional learning experience that offers medical skills.

23/10/2021

Fursad muhiiim ah dhammaan ardayda Barata Caafimaadka, waxaan u heynaa Fursado Ay xirfado kala Duwan Kaga baran Karaan ispitaalada ugu waaweyn wadanka Uganda.

Waxaa si qaas ah fursadda uga faa’iideysan Kara Ardayda kulliyadda medicine.ka oo Internship-ka ama sanadka u dambeeya jaamcadda Practical Afarta Rotaions ku sameyn Kara:-

1.INTERNAL MEDICNE
2. PEDIATRIC
3.OBS&GYNE
4.SURGERY

Share dheh Si ay uga faa’iideystaan Ardayda soomaaliyeed.

Like Saar page-ka follow-na soo dheh.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Entebbe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Kampala Road
Entebbe