Said Noor
๐๐๏ธ Welcome to my page! I am a political commentator with a focus on African politics.
12/26/2025
๐๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ฌ๐ซ๐๐ข๐ฅ ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐๐ญ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐?
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐
๐๐ฅ๐๐ง๐ช๐๐๐ฒ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐ | ๐๐๐ข๐ ๐๐จ๐จ๐ซ
Macnaha dhabta ah ee tallaabada Israel ay ku aqoonsatay ๐๐๐ฉ๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ma aha arrin astaan ah oo keliyaโwaa ๐ญ๐๐ฅ๐๐๐๐จ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ก.
๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ขgu ma aha hadal kaliya. Waa ๐ ๐จโ๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ข, ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐, lehna ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง ๐๐จ๐ .
Marka dowlad ay aqoonsato dowlad kale inay tahay ๐๐๐ฅ ๐ฆ๐๐๐๐ฑ-๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง, fariinta la dirayo waa mid cad: ๐ฆ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ฅ๐๐ฆ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐๐ง๐.
Sidan ayay ๐๐๐ฅ๐๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ค๐ก๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐โhal mar kuma tirtirmaan, balse waa ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐จ ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐จ.
๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ง๐จ๐ฐ ๐๐๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ฅ๐ ๐จ๐ซ๐๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐๐ฒ Yugoslavia.
Mar wuxuu ahaa ๐๐๐ฅ ๐ฆ๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง.
Maanta waa ๐ฆ๐๐ ๐๐ ku yaal Buugta ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก da ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ โ waxaana beddelay ๐๐๐ฅ๐๐ฅ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ oo ka dhashay โ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐จโ, ๐๐๐ง๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐, iyo ๐ค๐๐ฅ๐-๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐๐ง๐๐๐ง ๐ ๐ฎ๐๐๐ก๐.
๐๐๐ฅ๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฌ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง:
-๐๐ฅ๐จ๐ฏ๐๐ง๐ข๐
-๐๐ซ๐จ๐๐ญ๐ข๐
-๐๐จ๐ฌ๐ง๐ข๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ซ๐ณ๐๐ ๐จ๐ฏ๐ข๐ง๐
-๐๐จ๐ซ๐ญ๐ก ๐๐๐๐๐๐จ๐ง๐ข๐
-๐๐จ๐ง๐ญ๐๐ง๐๐ ๐ซ๐จ
-๐๐๐ซ๐๐ข๐
-๐๐จ๐ฌ๐จ๐ฏ๐จ
Haddii ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ maanta la aqoonsado, ๐๐๐ซ๐ซ๐ข๐ญ๐จ K๐ฎ๐ฐ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ซ๐๐๐๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐.
Natiijadu waa maxay?
๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ waxay isu beddeli doontaa ๐๐ฎ๐ ๐จ๐ฌ๐ฅ๐๐ฏ๐ข๐ ๐.๐โdal lagu xuso ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ ๐ญ๐ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐, balse ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐จ๐ฅ๐๐ฒ๐ง ๐ค๐ก๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐.
๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ฎ waxay ahayd ๐ข๐ง ๐๐๐๐ค๐ ๐ฅ๐๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ซ๐๐๐๐ข๐ฒ๐จ, ee ๐ฆ๐ ๐๐ก๐๐ฒ๐ง ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ฐ๐จ๐จ๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ญ๐จ sharciyadda.
Dhagaheena waxa ku batay,:
โ โ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐๐ซayโ
โ โ๐๐ก๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐๐๐ฆ๐ข๐งโ
โ โ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐๐๐จ ๐ค๐๐ฆ๐ ๐๐๐ ๐ข ๐ค๐๐ซ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐ค๐๐ฅ๐โ
โ โ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐๐โ
โ โ๐๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ง ๐ฃ๐๐ซ๐ง๐๐ฒโ
โ โ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐ฌ๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ ๐ฅ๐๐ฆ๐ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐ค๐๐ซ๐จโ
โ โ๐-๐ฏ๐ข๐ฌ๐ ๐ฐ๐๐ ๐ช๐๐ฌ๐๐โ
โ โ๐๐ข๐๐ง๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง ๐ฆ๐๐โ
๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐ญ๐๐๐๐ซta-๐๐๐ซ๐๐ง waxay u fududeysay ๐ช๐ฎ๐ฐ๐๐๐๐ก๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐ inay goโaamiyaan ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐ iyo ๐ฃ๐๐ซ๐ฃ๐๐ซ๐ข๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ โ maalintay yiraahdeen โ๐๐ข๐๐ง๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง ๐ฆ๐๐โ.
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ฎ qaybtoodna ay ku raaceen, iyagoo leh: โ๐๐๐ง๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง ๐ฆ๐๐โ.
๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐ง, ๐๐๐ง๐จ ๐ช๐๐๐ข๐ข๐ฅ, iyo ๐๐๐ง๐จ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก waxay halis gelin karaan in ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ uu ka tirtirmo ๐ค๐ก๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ค๐ mustaqbalka dhow.
๐๐๐ฅ๐๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ง ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
๐๐๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ค๐๐ฅ๐-๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฒ๐จ.
06/10/2025
๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ โ Hogaamiye Wadankiisa Ka Dhigay Dukaan isagu leeyahay
(๐ ๐ผ๐ฏ๐๐๐ ๐ฆ๐ฒ๐๐ฒ ๐ฆ๐ฒ๐ธ๐ผ & ๐๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฌ๐ฒ๐ โ Qiso Laba Dhinac Leh)
๐จ๐ฉ (Zaire โ Singapore: 1970sโ1980s)
โฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏโฏ
โ๏ธ Qore: Said Noor
๐ง Mobutu Sese Seko wuxuu ahaa madaxweynihii muddada dheer xukumayay Zaire (Congo), aragtidiisa siyaasadeed waxay ku dhisnayd Congo inay tahay hanti ay leeyihiin isaga iyo qoyskiisa. Dhankiisa kale, Lee Kuan Yew wuxuu ahaa Raโiisul Wasaarahi Singapore, oo dalkiisa ka dhigay mid kamida wadamada ugu dhaqaala ha badan dunida.
๐ Booqashadii Kinshasa:
Lee Kuan Yew ayaa booqday Congo. Mobutu wuxuu ku martiqaaday Lee guri weyn oo raaxo badan. Intii lagu guda jiray cashadda, Mobutu wuxuu si islawayni iyo faan faan ku jirto u yiri:
๐ฃ๏ธ โDhulkaan anigaa iska leh. Wixii Congo kasoo baxana anigaa iska leh!โ
๐ธ Weedhan waxay si toos ah u muujisay aragtidiisa ku aaddan dawladnimada inay tahay hanti , dad lamaamulo, ilo dhaqaale dhamaana isagu leeyahay.
๐ Booqashadii Singapore:
Mobutu isna wuxuu booqday Singapore, wuxuu la fajacay:
โข Nidaam shaqeynaya
โข Maamul daah-furan
โข Dhaqaale kobcaya
โข Waddooyin nadiif ah
โข Dad hawlkarnimo ku caan ah
โข Dowlad u adeegaysa shacabka
Mobutu wu layaabay wuxuuna Lee Kuan Yew weydiiyay:
๐ฃ๏ธ โSidee ku gaadheen horumarkan?โ
Lee si kooban ayuu ugu jawaabay:
๐ฃ๏ธ โDowlada waxaa leh muwaadiniinta: waxaan ahay adeege loo idmatay inaa ushaqeeyo shacabka, masuuliyadana lagu la xisaabtamayo.โ
๐ก Darsiga Siyaasadeed:
Mobutu wuxuu dalkiisa ka dhigtay dukaan isagu leeyahay, halka Lee Kuan Yew uu ka dhigay dal ay muwaadiniintiisu leeyihiin.
Farqigu wa aragtida hogaanka: mid ilaalinaya ummadda, iyo mid burburinaya qaranimada. sidaa darteed horumarka iyo dib udhaca wadan wuxuu ku xiranyahay aragtida uu aaminsanyahay hogaankooda.
๐ด N.B:
Maanta, hogaamiyeyaal badan oo Afrikaan ah iyo qaar Soomaali ah ayaa raacay dariiqii Mobutu. Waxaa kamid ah:
โก๏ธ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo caruurtiisa iyo qaraabadiisa u magacaabay xilal muhiim ah, isla markaana gacanta u geliyay hantidii ummadda, taasoo lagu dhistay guryo waaweyn iyo ganacsiyo gaar ah.
๐ธ Dadweynaha Soomaaliyeedna waxa laga raba inay is weydiiyaan:
Dowladnimada aan dhiseyno ma masโuuliyad baa mise waa milkiyad shaqsi maamulo o uuleeyahay?
Click here to claim your Sponsored Listing.