OneChelsea Somali Fans

OneChelsea Somali Fans

Share

Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta

13/07/2026

🚨BREAKING: Kooxda Roma ayaa dalab ay ku rabaan Garnacho usoo gudbisay Chelsea. Roma ayaa rabta heshiis amaah ah oo ku kacaya €5M + ikhtiyaar lagu iibsan karo oo gaaraya €35M, kaas oo sharuudo gaar ah ku noqon kara waajib inay gataan. ()

13/07/2026

🔵Hal Sano Kahor Maanta o kale Waxan Noqonay World Champions 13 july 2025.

Maalin Taarikhi ah💙

11/07/2026

🔵✅️Rasmi: Jesse Derry Qaab Amaah ah ugu biiray Sporting Lisbon Waxuna ku so qaada Doona Season-ka 2026/27.

Nasiib Wacan💙

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu