BRK
Informações para nos contactar, mapa e direções, formulário para nos contactar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de BRK, Figura pública, Luanda.
22/02/2024
Hiil walal wakan geelle boss uradi
Wada jirayaasha manta
Wa lakatagayasha beri
Ninku yiri sinanmeyno
Adnadiid sareeytiisa
Tigree ehel moodi mayno
Amxaaro u hiillin mayno
Orooma u ooyi mayno
Annagu kala dooran mayno
Abii u adeegi mayno
Kabaha u aruurin mayno
Askar u ahaani mayno
Dantiisa u oofin mayno
Jinniga ummad moodi mayno
Insina kala sooci mayno
Iblayska addeeci mayno
Annagu asaraari mayno
Astaan gaal yeeli mayno
Isteelka ka qaadan mayno
Ajnabi u ekaani mayno
Istaagga ka kaadin mayno
Oo naar ku istaagi mayno
Wayaana u aari mayno
Eebooyin u qaadi mayno
Is-baara u joogi mayno
Ihaanada yeeli mayno
Ujrana waydiisan mayno
Danteenna ka oolli mayno
Afkeenna illoobi mayno
Amxaari ku doorsan mayno
Ifkana ku dulloobi mayno
Islaamka attaagi mayno
Abaar roob moodi mayno
Abeeso u aayi mayno
Ardaalna u doodi mayno
Anshaxa ka ilduufi mayno
Asluubta ka leexan mayno
Ammaanada diidi mayno
Clique aqui para solicitar o seu anúncio patrocinado.
Categoria
Equipa de Culinária
Vestuário
Website
Endereço
Luanda