Midnimo Football Club
Waa kan page saxda ah kooxda kubada cagta ee Midnimo
15/05/2025
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhamaaan maamulka kooxda , ciyaartooyda iyo guud ahaan taagerayasha kooxda waxay tacsi tiiraanyo leh udiraayaan madaxa warfaafinta XKCS Eng Cadnaan Maxamed Shariif oo hooyadisa geeroyotay.
Allah Janatul Fardowsa ha ka waraabiyo hooyo qoyska iyo eheladii ee ka baxday neh sabar iyo iimaan Alle ha ka siiyo.
AAMIIN🤲🤲
14/05/2025
انا لله وانا اليه راجعو
Tacsi tiraayo leh
dhaman maamulka ciyaartoyda iyo macaliminta iyo taagerayasha
waxay tacsi tiranyo leh udireynaa ciyaaryahankeni h**e ahna wariye Najiib Abdulkadir geeridii ku timid aabhiisa G/Le sare Abdulkadir Hussein Cigal
ilahay ha unaxariisto aabe samir iyo iiman allah naka siiyo bro anaga gadashed allaha nama fidneyo aaamin aamin aamin aamin
27/12/2024
Dhamaan maamulka, ciyaartooyda iyo taageerasha kooxda waxee hambalyo iyo bogaadin udirayaan xulkeena qaranka Soomaaliya ee da'dooda ka hooseyso 17 jirada oo galay kaalin 3aad tartanka CECAFA U17
06/11/2024
Midnimo FC waxay taageerayasheeda io umadda somaliyeed ba u cadeynaysaa in ay isaga hartay tartan ka koobka janaraal 'uud sababo la xariira ku xad gudub xeerka tartamada, ku tagrifal awoodeed iyo beegsi joogta ah oo lagu haayo kooxha dalka #🙏
17/10/2024
انا لله وانا البه راجعو
Tacsi tiraayo leh
dhaman maamulka ciyaartoyda iyo macaliminta iyo taagerayasha
waxay tacsi tiranyo leh udireynaa ciyaaryahanka xulka qaranka soomaaliya iyo kooxda horseed oo hooyadiisa geeriyotay
ilahay ha unaxariisto samir iyo iiman allah ka siiyo bro ana gadashed allaha nama fidneyo aaamin aamin aamin aamin
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Kategorie
Service kontaktieren
Telefon
Webseite
Adresse
Vienna