Ismail Burhan
💫 Personal Growth Advocate | Empowering You To Reach Your Full Potential | Let’s Transform Together
04/19/2023
Qof walbo qofku kasii dadaal badan yahay ayu kafa'ido badan yahay. Qofka dadaalka badan o lakin fahankiisa xooga yar hooseyo wuxuu intuu nolosha intuu guul kagaaro ugu suurto gal badan tahay qofka kale qofka caliga leh lakin aanan dadaalin.
Waxaan joogna casri uu qofka meel walbo uu joogo hadu rabo intu noloshiisa wax kusoo kobciyo u samen karo, sidi intu qofka Kheyraadka Aqooneed u haysto uisticmaalo.
Laga yaabo intaad aqoon aad usare aadan baran lakin hadii aad hadaf ledahay ama aad rabtid inti aad wax baratid, qof kaa xigo malahan: Waa adiga, maskaxdada, Telefoonkaga iyo Internet!
DADAAL OO KAFAA'IDEYSO WAQTIGAGA, HADAFKAAGA MARNABA HAKA RAJO LUMIN!
Cirbad aruurtay waa Masaar. Maalin walbo isku day inti aad ugu yaraan hal shay kamid ah Aqoonta aduunka taalo inti aad noloshada kuqoydid!
04/18/2023
Maogtahad Ducada aad kuduceysatid wexay lamid tahay falaar aanan weligeed dhaafin yoolkeed?
Ramadaan waa bil barakeysan, o weliba Ducada aad kuduceysatid aynan lamid aheyn malmaha kale iyo bilaha kale. Kafaa'ideyso bishaan barakeysan oo haka tagin Ducada!
Hailoowin maanta waxa aad haysatid in ay kamid tahay waxyaabaha shalay aad kuducesan jirtay. Birito ne waxa aad rabtid hadaad Allah baryiso birito waxad ubahan tahay oo aadan hada haysanin wad heli doonta in Shaa Allah.
Maanta hadaadan gaarin mowqifki aad nolosha kalahed, haniyad jabin waayo maanta mataagnid meeshi aad shalay tagneed. Dadaalka, sabarka iyo Ducada badso!
04/17/2023
Telefoonka iyo teknoolajiyada waa fursad aad ka faa’iido kartaan inaad la kulmaan dadka kale ama inaad fursadooyinka kaga soo horjeedaan. Waxaa jira fursado badan oo lagu talagalay si ay ugu hesho dadka, waxaa jira warbaahinta, khadka internetka, dooqa dhaqan, ciyaarta ganacsiga iyo fursadooyinka dadka sare.
Warbaahinta waxay ku caawin doonaan inaad u ogaato xogta cusub iyo xaaladda caalamka. Khadka internetka waa fursad aad ka faa’iido kartaan si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo aad rabto. Dooqa dhaqan waa fursad aad ka faa’iido kartaan si aad u hesho xayiraadaha dhaqanka. Ciyaarta ganacsiga waxay ku caawin doonaan qofka ganacsade, si ay uga hesho tilmaamaha macaamiisha iyo inay samayso tijaabooyinka ganacsiga. Fursadooyinka dadka sare waxay ku caawin doonaan inaad uga hesho caawimaadka dadka sare iyo inaad u baahan tahay inaad u hagaajiso faa’iidooyinka dadka sare u leh.
Maogtahay Telefoonkaga adigoo isticmaalaya in aad shaqeyn kartid?
Sida Hadaf Loo Dagsado iyo Tusaale.
3 Wax Ii Fududeeyay Caado Wax Aqris | Qabtaa 3aad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Downtown
Edmonton, AB
T5G2L2