Hiigso Media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiigso Media, Advertising/Marketing, Edmonton, AB.
Kani waa mid ka mid ah muuqaalada aan u sameynay Macallin Guri Service
06/25/2026
Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed Meel Kasta Oo Ay Joogaan. 🌍💙
06/24/2026
🌙 Caashuuraa: Fursad Dahabi ah oo Dambi-Dhaaf ah.
Berri oo Khamiis ah waa maalinta barakaysan ee Caashuuraa (10-ka Muxarram). Nebigu (SCW) wuxuu sheegay in soonkeedu sabab u noqdo in Alle dhaafo dambiyadii sannadkii h**e.
🤲 Ha seegin fursaddan weyn ee ajarka iyo dambi-dhaafka. La wadaag dadka aad wanaagga la jeceshahay. ✨
Maalmahan qiimaha badan ee 𝐗𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 Hiigso media waxay diyaar u tahay inay kaala qeyb qaadato muuqaalo qurux badan.
Nala soo xidhidh hadda WhatsApp-ka http://wa.me/+252612398555
xiriir hadda WhatsApp-ka http://wa.me/+252612398555
Ma Leedahay Guri, Dhul ama Hanti Ma-guurto ah oo Aad Rabto Inaad Iibiso Ama Kireyso?
Anaga ayaa kuu suuq-geynayna si xirfad leh!
📢 Waxaan ka caawinnaa shirkadaha Real Estate-ka, mulkiilayaasha guryaha iyo maalgashadayaasha inay gaaraan macaamiil badan.|| Noogu kaalay Shaqo aan qof aheyn, oo wadajir loo qabanayo. Nagala soo xiriir hadda WhatsApp-ka ☎ http://wa.me/+252612398555
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Edmonton, AB