Taliso Idil
Don't believe everything you hear🧏♀️ I am a Video Editor and Motion Graphics Artist with over 10 years of experience.
07/10/2026
Aduunka iyo waaridka-ba sidii h**e maha
Waagii h**e, marka gabdhuhu u baxaan shukaansi iyo wareeg, haddii ay guriga ku soo daahaan oo ay yimaadaan 8:30 fiidnimo, waxaa loo arkayay xilli dambe, Hooyada, aabbaha, ama qofka masuulka ka ah ayaa daaradda guriga ku sugi jiray.
Gabdhahaas si adag ayaa loo Qaraaci jiray, waxaana xitaa dhici jirtay in aysan bishii 3 jeer ka badan habeen bixin, ileen wixii ku dhacayo ayayba og tahay
Maanta se, Gabadha jira iintay Fiidkii baxaan oo wareeg iyo shukaansi tagaan 2:00 am iska yimadaan Haddii albaabka laga furi waayo, waxay Waaridkood bay daaqadaha ku qaracaan si looga furo, dabadeedna si caadi ah ayay u seexdaan iyagoo hadal & buuq toona arag shidanaaba shidan.🤣
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mississauga, ON