Adar Media

Adar Media

Share

kala soco halkan barmamujyo xiiso leh

Photos from Adar Media's post 09/13/2024

6xaqiiqooyin oo ku saabsan Qaarada koonfureed " Antarctic continent "

☆ Antarctic waa qaarada shanaad ee ugu wayn guud ahaan caalamka iyada oo ku fadhida masaafo dhan 14million km square.
☆ Antarctic waa meesha ugu Qabow, ugu dabaysha badan, sidoo kale ugu qalalan dhulka dushiisa.
☆ guud ahaan Dhulka Antarctic waa lama degaan uu baraf fadhiyo. 98% waxaa Qaaradan ku dhaboolan baraf.
☆ Roobka ka da,a waxaa la sheegaa iyo uu ka yar yahay ka da, a Saraha desert( lama degaanka saxara ah afrika) meelaha qaarna waxaa ba la sheegaa inaanu roob ka da,in malayiin sano
☆ 70% biyaha macaan ee la cabi karaa waxay ku kayd San yihiin Qaarada Antarctic
☆ ma jiraan xayawaano iyo Dad ah oo ku nool qaaradan marka laga reebo , xayawaanka loo ya qaano penguins iyo seals

Fadlan

Want your business to be the top-listed Media Company in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Toronto, ON