Suleiman Shire
Architect | Jecel akhriska, Fanka, Suugaanta, Falsafadda, dhaqanka iyo siyaasadda.
05/03/2024
Wax la yidhi qoraalkan waxa qoray Taliyaha Milatariga JSL. Marka uu sidan wax u qorayo ama uu u hadlayo, Who is he & To whom he is talking to?
Qabyaaladda Hargeysa iyo Qabyaaladda Burco firqiga u dhexeeya ma idiin sheegaa?! Anagu marka aanu wax qabyaaladaynayno ma qarsano, waanuna ku qanacsanahay in aanu qabyaalad wadno oo waanu u badheedhnay! Balse reer Hargeysa, isaga oo talaabada uu qaadaaba 'Qabyaalad' yahay ayuu haddana qabyaalad kugu eedeynayaa! 🤣 wakhtiguba waxa uu kaaga lumayaa is difaac iyo in aad beeniso waxa uu sheegayo....."Waar ma aniga.....Waar saa tahay". Waa Qabyaalad xirfad (skill) wadata 🤣
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Toronto, ON
NONE