Suhayb Adolf

Suhayb Adolf

Share

@suhadolf

03/10/2024

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa.

Ramadaan Mubaarak

03/05/2024

Ha moodin markii koobaad.

Burco taariikh weyn ayay ku leedahay Ciyaaraha Kubadda Cagta Somaliland iyo weliba xilligii Jamhuuriyadii Soomaalida.

Intii Somaliland lagu dhawaaqay, Koobka gobollada Somaliland waxa la qabtay 8 jeer, Burco waxa ay qaaday laba jeer halka laba jeer oo kalena ay fiinal tagtay oo Rigoorayaal laga qaaday.

2003 iyo 2007 Burco ayaa ku guulaysatay halka 2002 iyo 2004 fiinal ay timid.
Sideeda jeer ee koobka gobollada.

Maroodi-jeex 3
Togdheer. 2
Sanaag 1
Awdal. 1
Daad-madheedh 1

wixii ka dambeeyay 2007-dii afar jeer oo la qabtay Koobka gobollada Somaliland Burco ma soo gaadhin kaalmaha h**e.
Koobka Horyaalka Horyaallada Somaliland saddex jeer ayaa la qabtay intii Somaliland jirtay laba Hargeysa ayaa ku guullaysatay midna Burco.

03/04/2024

Cajiib: Shamuuri oo 800k Followers ku Gaaray Muddo 5 Maalmood Kaliya ah.

Cidna ma uu caayin, Qabyaalad iyo Qurun K**a Sheekayn, Heeso iyo Niiko Masoo dhigin Kaliya " Mashallah, inshallaah " ayuu Shacabkaas ku Kasbaday.

Shamuuri Wadadii 1m ayuu Cagta saaray, waa Score Cusub Shalay 700k maanta 800k 😮. Shirkadii Tiktok ayaa Yaaban.

Want your business to be the top-listed Media Company in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Řb
Toronto, ON
1234