Ilasoco24

Ilasoco24

Share

Nagu soo biir oo boggan LASOCO

Photos from Ilasoco24's post 05/05/2025

Guriceel; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Dhagax dhigay dib u dhiska Waddada laamiga ah ee isku xirta degmada Guriceel iyo caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb, taasi oo lagu dhisayo iskaashiga Dowladda iyo Shacabka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay shaqada dib u dhiska Waddadu ay ku billaabaneyso sida ugu dhaqsaha badan, isla markaana dowladdu ay diyaarisay qalabkii lagu dhisi lahaa, iyadoo u kaashan doonta dhismaha waddada guud ahaan bulshada Galmudug.

Photos from Ilasoco24's post 04/29/2025

๐‚๐€๐€๐๐”๐ƒ๐–๐€๐€๐: Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan Galmudug iyo Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa kulan la qaatay Odayaashaha dhaqanka iyo Waxgaradka degmada Caabudwaaq oo ay kawada hadleen Nabadda iyo horrumarinta degmada.

Photos from Ilasoco24's post 04/29/2025

Dhuusamarreeb; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtootayada ku qaabilay madaxa xafiiska Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u yimid Galmudug.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka uu marayo, shirarka la filayo iney dhacaan ee arrimaha dalka looga arrinsanyo , amniga iyo la dagaalanka Khawqarijta, howlaha ay hayโ€™adaha qarramada Midoobe ka wadaan deegaannada Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray arrimaha biniโ€™aaddnimada iyo mashaariicda horumarineed ee kaabayasha dhaqaale sida waddooyinka & Airport ka caasimadda.

04/26/2025

Bulshada Reer Dhuusamareeb oo laga wacyi galinayo caqabadaha dhismaha Waddooyinka Magaalada.Ilasoco24

Photos from Ilasoco24's post 04/25/2025

Wasiirka Warfaafinta dowadda Galmudug, mudane Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo ku sugan magaalada Gaalkacyo, ayaa kulan la qaatey bahda warbaahinta gobolka Mudug. Ilasoco24

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


501 Adelaide Street W
Toronto, ON
JHWX+5F