Gedo State

Gedo State

Share

warar lagu kalsoonyahay xaqiiqana ah

05/17/2025

Prime Minister Hamze Iyo MD axmed Madoobe Wax Farqi Ah Kuma Kala Duwana
-Horaanti Usbucan Ayan Sheegay in Qorshaha Dawladu Ay Tahay Daneysi Ee Hadaan La Iska dhicin Waxa Ay Rabaan Ay Sameysanayan,Dadki Gedo maanta Ayey Baraarugen kadib Markii Uu Soo Baxay Wararka Sheegaya In Nin Ogaaden Ah Lagu Dooranayo Xarunta Gobolka Gedo Ee Garbaharey.

_Musharixiinta Ilaa Hada Codsiyada Dawlada U Gudbinayso Intooda Badan Wa Ogaden,Halka Marexanki Jubbaland Lahaa Ay Aaminsanyihin Inaysan Dawladu Doraneyn,Hadee Ogow Dhulka Doorashada Lagu Qabanayo Iyo wasirada Hawsha Wada Wa Mareexan.

Sida Aan Xogta Ku Helayo abaabul Xoogan ayaa Ka socdo Garbaharey ,Yaan La niyad Jabin Hala Dadaalo .

Marxum Xamze iyo Iyo axmed Madoobe Farqi Uma dhaxeeyo Dhamaantod Way Ka wada simanyihiin Naceybka Beesha Majoratyga ka ah Jubbaland.

05/14/2025

DEG-DEG: Meydka sarkaal sare oo ka tirsan Militariga Soomaaliya oo laga helay guri Muqdisho ku yaalla.

Sida ay ii xaqiijiyeen ilo amni, waxaa xalay gurigiisa lagu dilay Gaashaanle Sare Cabdulkaadir Xuseen Cigaal, oo ka tirsanaa saraakiishii milatariga ee Dowladdii Kacaanka. Guriga sarkaalkan waxa uu ku yaallaa xaafadda KPP ee Muqdisho.

Marxuumka ayaa la helay isagoo daldalan, sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay. Ilaa iyo hadda, hay’adaha amniga weli k**a aysan bixin faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan dhacdadan.

Si kastaba ha ahaatee, warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in geerida Marxuumka ay la xiriiri karto cadaadis la saaray, kadib markii lagu amray inuu ka guuro guriga uu ku noolaa muddo ku dhow 50 sano – guri ay siiyeen dowladdii milatariga ahayd ee meesha ka baxday sanadkii 1991.

Wararka qaar ayaa intaas ku daraya in dowladda federaalka ah ee hadda jirta ay gurigaasi ku wareejisay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

05/11/2025

Alla unaxariisto walalkey khadar Ahmad mahamud

05/07/2025

📹 Deg Deg SSC Oo P/Land Kabaha La Dulmartay, S/Land Oo Toogatay Rag..
Ciidanka dawlada iyo shacabka macawislayda oo sameeyey Howlgal kuwaas gaaray guulo is dabajoog ah.

Gedo State

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Toronto, ON