Hamze mohamed
Soomaali baan ahay.🇸🇴
22/08/2026
Note..
13/08/2026
Shiikh mustafe xaaji ismaciil haaruun
"Dhagax taabashiyo tuujin iyo inaad tantoobayso
Saddexdaa midkaad ula tagtaa waa isugu taage
Nin wixii la toosani mid buu tuur la leeyahaye
Waanada abuurkaa tirtira oo ka tabar roone
Qofkaan tirinse maalkiisu waa inuu tasoobaaye
Maradiisa kaan tolan dhakhsay uga tifmaysaaye
Ka tashiilan waayana ma dhalan suu u taajiro e"
-DHOODAAN-
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
دكتور احمد رافع
Cairo
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Hamze mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.