IBN SAID

IBN SAID

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IBN SAID, Doctor, Mansoura.

02/05/2021

Bisha Ramadan dhamaan muslimiinta halshay ay kwada simayihiin oo ah malahan clool fadhiid ayadoo islamarkaana biyo cabaalkoodu yaryahay sababaha keynay aritaaa marka laga reebo barakada oo uu ilaahey kusoo dajiyo beniaadamka soomani waxaa sabab kale usii ah oo shareecaduna 14 qarni kahor nabigeenu SCW jideeyay ayaa ah afurka in lagu bilowdo biyo iyo timir !!!!!

Culimadu cafimaadkana waxay ogaadeen timirta ay kabuuxaan macdan badan oo Kamid tahay CALCIUM ,IRON ,iyo waliba fiber oo qofku kailaalineysa calool fadhiidku !!!!😳😳

ILAAH BAA MAHADLEH ADOOMAHIISA BARAKO IYO CAFIMAAD IYO DAMBINDHAAF ISUGU DARRAY BISHA RAMADAAN.

FADLAN SUNNADU AYNUN KUDADAALNO
OO AFURKA KUBIKAANO BIYO IYO TIMIR .

Mahadsanidiin



Dr abdisamd said abubakar

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mansoura?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mansoura