Journalist ayjeh

Journalist ayjeh

Share

Inta baarri lagu diley wallee, buugtu qoriwaaye
Maxaa badaw dambiili’i intuu, baashe sare dooxay
Maxa

17/03/2026

Baabuur ay lahaayeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran (Special Units) oo ku gubtay fagaaraha Inqilaab ee Tehraan, ka dib weerar cirka ah oo Israa'iil ay fulisay."

11/07/2025

VOSS TV : Isha Shacabka iyo Codka Deegaanka

Waligeen ma aanan arag warbaahin si daacad ah, damiir leh, ugana shaqeysa danta dadkeeda sida VOSS TV. Waa indhaha shacabka deegaanka – codka kuwa aan codka lahayn.

Waxqabadka VOSS TV laguma soo koobi karo qoraal kooban. Waxaa hormuud ka ahaa in luqadda Soomaaliga lagu daro nidaamka Aqoonsiga Qaranka (National ID), dadaal aan kala har lahayn oo uu si iskaa wax u qabso ah ugu huray. Gabdhaha deegaanka kasoo jeedo ee ku dayacan degaanada dariska ah, dadka xanuunsan, iyo kuwa baahan ayuu u noqday garab muuqda—taakulayn iyo tabaruuc toos ah. sidoo kale idaacad fm.baadida lagu yaboohiyo

Wuxuu isku xidhay bulshada deegaanka, wuxuu baraarujiyay dareenka dadkeena oo qaar badani ku jireen hurdo dheer, wuxuuna kor u qaaday damiirka bulshada. VOSS TV waxa uu horseed u noqday in dadkeenu u jeestaan dantooda iyo deegaankooda.

Maanta, waxa aan u baahanahay cid nagu baraarujisa, cid damiirkeeda nool. VOSS TV waxa uu yahay nal iftiiminaya rajo iyo wacyi. Wuxuu mar walba noqday aalad na toosisa, na tusisa dhabaha saxda ah.

We are with you, VOSS TV. Waan idiin garab taaganahay.

Want your business to be the top-listed Media Company in Adama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Rrr
Adama

Opening Hours

09:00 - 17:00