LPF GeoServe technical services
LPF GeoServe waxay kutakhasustay
1.sahaminta topographic iyo engineering
2 adeegsiga GIS
3. Qorshaynta dhulka iyo beeraha
5. Xog uruurin iyo cilmi baadhis
Mareekanka oo ka hadlay doonista dowladda Itoobiya ee dekado kuyaal Bariga Afrika
Markii ugu horraysay dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay damaca Abiy Axmed ee ku saabsan in uu la wareego dekado ku yaal xeebaha bariga Afrika.
Guddiga arrimaha dibadda Mareykanka ee golaha Koongareeska ayaa xiisadda kasoo cusboonaatay dalalka geeska Afrika ka xog wareystay Mike Hammer oo ah ergayga xukuumadda Washington uqaabilsan geeska Afrika.
Mike Hammer ayaa caddeymaha uu bixiyay ku sheegay in dowladda Itoobiya ay waddo dadaallo ay ku doonayso in ay ku hesho dekado balse aysan suurtagal aheyn in ay xoog ku qabsato dekadaha ku teedsan badda cas.
"Abiy Axmed ayaan kulan la yeeshay waxaana usheegay in damaca iyo doonista badda ee Itoobiya aysan waxba k**a bedeli karin xuduudaha caalamka" ayuu yiri Mike Hammer.
Ergayga Mareykanka Geeska Afrika ayaa Itoobiya uga digay in ay colaad u adeegsato doonisteeda dekado "Waxaan Abiy Axmed usheegay in doonista Itoobiya ee badda ay u uga dayato dalalka Jili iyo Boliifiya islamarkaana ay ka fogaato wax kasta oo colaad ka abuurayo geeska Afrika" ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ergayga Mareykanka geeska Afrika.
Waa markii ugu horraysay oo reergalbeedku ka falceliyaaan hadalladii xaalad abuurka ahaa ee uu bilihii lasoo dhaafay jeedinayay Abiy Axmed.
Xiisadaha ka dhashay hadal jeedinta R/wasaaraha Itoobiya waxaa ka carooday dowladaha Ereteriya iyo Jabuuti
05/12/2023
Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi iyo waftida la socday ayaa Golaha Baarlamaanka Dalka South Africa la yeeshay kulan balaadhan kaasoo ka dhacay aqalka golaha Baarlamaaka ee dalkaas.
Gudoomiyaha ayaana ka soo jeedin doona kulankaas aragtida shacabka Soomalida iyo doo_nitaankooda ku aa-dan nooca heshiiska wadahadalada heerka Sara ah iyo waxyaabaha ay soomalidu ku qancayso siyaasad ahaan dhaqaala ahaan iyo dhamaanba xuquuqaha asaasiga ah ee la xidhiidha dibu dhiska Bulshada Soomaalida Ogaadeenya sidoo kalana waftida ayaa lala wadaagi doonaa qorshayaasha balaadhan ee dibu heshiisiinta madaama dalka South Africa uu ahaa mid ka mid ah dalalkii ay sida ba_an u saameeyeen dagaalada Shucuubahii Madowga iyo cadaanka ee kuwada noolaa Dalkaas.
Waftida ayaa Soo qaadan doona khibrado iyo aragtiyo waawayn oo wax kabadal siyaasada iyo arimaha bulshooyinka Dalka South Africa .
Ogaden News Agency ONA
Ogaden Community Of USA
Ogaden National Liberation Front
Mustafe Cilmi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa