Arsenal Somali - Football
Welcome to the Arsenal Somali football the fans page
Halkaan waxaad ka heli kartaa dhammaan wararka ku saabsan Arsenal iyo suuqa kala iibsiga.
16/07/2026
Christos Tzolis to Arsenal✅⚪️🔴🔐
15/07/2026
🚨 Christos Tzolis ayaa diiday dhamaan kooxaha kale dalabyadooda oo kaliya wuxu sugaya arsenal 🔴⚪🇬🇷
Gunners wax diidaba lawaa 😝😁
-Nuurto
14/07/2026
🚨 Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa Arsenal [ Hand of Arsenal]
🔴 Julián Álvarez: Arteta weli wuxuu u arkaa bartilmaameedka koowaad. Arsenal iyo Atlético Madrid xiriir toos ah ayay leeyihiin, inkastoo qiimaha lagu kala fog yahay. Álvarez wuxuu u furan yahay Arsenal haddii uu fashilmo u wareegista Barcelona.
⚫ Bruno Guimarães: Weli ma jiraan wada-hadallo rasmi ah oo u dhexeeya Arsenal iyo Newcastle. Newcastle waxay ku adkeysaneysaa qiime dhan £80–85 milyan, halka Bruno uu sugayo in wakiilladiisu arrinta dhammeeyaan.
⭐ Morgan Rogers: Arsenal weli waxay u aragtaa bartilmaameedka koowaad ee garabka. Inkastoo Spurs ay xiiseysay, Rogers wuxuu mudnaanta siinayaa Arsenal haddii heshiis la gaaro.
📌 Warar kale: Nørgaard wuxuu doonayaa inuu London sii joogo. Fenerbahçe ma muujin xiise weyn oo ay u qabto Gabriel Jesus, halka heshiiska Christos Tzolis la filayo inuu dhawaan horumar sameeyo.
-DAada✍️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Patmon Drive Elk Grove
Addis Ababa
95624