JIDHI MIDEA

JIDHI MIDEA

Share

Political

11/04/2026

Ismaamulka dir dhabe oo rooban ❤️❤️

27/03/2026

Iyadoo Roobab dabaylo wata ay ku dhufteen Imaaraadka ayaa waxaa Biriq xooggan ay ku dhacday dabaqa ugu dheer dunida ee Burj Khalifa.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin khasaare soo gaaray Dabaqa. Gantaalladii Iiraan waxaa hadda ugu darsoomay Duufaanno iyo Roobab.

25/03/2026

Saaka Samada ama cirka Talaabiib waxaa buux dhaafiyey Tuke raxan raxan usocda.

Waxaa la leeyahay Musiibo soo socota ayuu hor dhac uyahay ama waa calaamad muujinaysa halis soo socota.

Saaka Samada Talaabiib Tuke ayaa qabsaday aan la garanayn meel uu kayimid sida ay muujinayaan muuqaallada halkaas ka imanaya.

18/03/2026

WAR DEGDEG AH: Boqortooyada Sucuudiga ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqday in la waayay bishii Shuwaal sidaas darteed berri waa la soomayaa oo waa Ramadan, ciidu waa Jimcaha.

Ramadan Mubarak.

16/03/2026

📸 DEG DEG: 🔴 Goobta loo diyaariyay in lagu aaso Ayatollah Cali Khamenei.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Dire Dawa
Addis Ababa
1500