Somali Addis News
Warar xaqiiqo ah
17/12/2023
"Hadii alle idmo waxaanu sawiro iyo Muuqaalo kasoo Gudbin doonaa dadka samaynaya falalka dhaca iyo b**bka hantida bulshada, Siiba dadka falalka xatooyada ka fulinaya Agents and Banks"!!!.
"MACALIMIINTA IYO DADKA SHARAFKA KU DHEX LEH BULSHADA WAA INAY KA FOGAADAAN SUMCAD DARADA KA JURTA "!!!.
04/12/2023
"Wuu ku amaanan yahay MW mustafe Qaabilaada Sawda abdirisaq oo ka dalbatay xukuumada inay Cadaalad hesho, Madax waynaha ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha iyo qoyskeeda, Waxa uuna Madax waynuhu Balan qaaday in sharciga La horgayn doono lagana talaabo qaadi doono Sargaalkii Jidh dilka ugaystay Sawda, Sidoo kale waxaa xabsiga Loo taxaabay Sargaalkii Jidh dilka u gaystay Sawda"!!!.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Bole Street
Addis Ababa