Master duulaaye

Master  duulaaye

Share

Dhacdooyin xaqiiqo ah

15/08/2022

Wax ka ogow Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya.

William Ruto ayaa noqday Madaxweynaha Dalka Kenya , Ruto wuxu ku dhashay magaalada loo yaqaano Kamaguta tariikhdu markay ahayd 21/12/1966-kii.

Ruto wuxu jaamacada ka qalin jabiyay 1990-kii isagoo bartay Botany and Zoology ( Cilmiga Barashadda Dhirta iyo Xayawaanka) , jamacadisii Labaad Master-ka wuxu ka qalin jabiyay cilmiga loo yaqaano MSC -Plant ecology (Barashadda Dhirta) sanadkuu markuu ahaa 2011-kii , Jamacadisii sedexaad ee PHD-ga waxa uu ka qalin jabiyay 2018-kii.

2018-kii markii uu dhameeyay Jamacadisii 3aad wuxu xubin ka noqday Christian Union , wuxu kale oo uu noqday Gudoomiyaha Jaamacada Nairobi.

Ruto sanadku markuu ahaa 1997 wuxu noqday xubin kamid ah barlamaanka dalka Kenya , waana halka uu siyaasada kasoo galay , ugu danbaytiina Ruto waxa uu noqday Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya 06 October 2014-kii.

Ruto 8 bishii October 2014-kii Laba maalmood kahor uun markii la doortay wuxu ahaa ku simaha madaxweynaha dalka Kenya , isago marka madaxweynaha Kenya tagey maxkamadda aduunka ee Heeg.

2017-kii mar labaad ayaa isaga iyo madaxweynaha dalka Kenya Uhhuru Kenyaata ku guulaysteen doorashada dalkaasi.

2020 waxa la oo magacabay gudoomiyaha Xisbiga Isbahaysiga ee UDA , waana xisbiga uu hadda ka tartamay ee uu kusoo baxay.

Diinta uu aaminsan yahay waa Christian.

Dadka sida dhaw u yaqaana waxay ku tilmaaman shaqsiyadiisa Ruto inuu yahay nin aad u dhibadan , waxa lagu eedayaa inuu gaystay Dil , inuu xaday dhul , inuu Hotel uu isagu leeyahay si sharci daro ah ku dhistay , sidoo kale inuu ka qayb qaatay rabshado ka dhacay dalka Kenya.

Rutto oo ay xaaskiisa is guursadeen 1991-kii oo lagu magacaabo Rachel waxay u dhashay 6 caruur ah , waxaana la sheega inuu haysto Cunug yar oo sharci daro ku dhalay.

SNB TV

Photos from Master  duulaaye's post 25/06/2022

Rasal-wasaarre xamse ayaa maanta
Helay kalsooni wadajir ah (cid kasta ayaa gacanta utaagtay)

Qalinka cadaalada media

Photos from Master  duulaaye's post 21/06/2022

Dadka badan oo axmaaro ah ayaa lagu Dailey dagma da Gianni ee Oromo da 250 qof

20/06/2022

Hotel sahal magalada jigjiga ayaa samaynaya xaflad soo dhawayn ah rasul-wasaaraha cusub ee soomaaliya

Qalinka cadaalada media

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


30
Addis Ababa
GOOD